{"id":542062,"date":"2025-08-08T10:30:42","date_gmt":"2025-08-08T07:30:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=542062"},"modified":"2025-08-08T10:30:42","modified_gmt":"2025-08-08T07:30:42","slug":"wasiirka-caafimadka-xfs-dowladda-waxaa-ka-goan-tayeynta-cisbitaalada-iyo-hirgalinta-kuwo-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimadka-xfs-dowladda-waxaa-ka-goan-tayeynta-cisbitaalada-iyo-hirgalinta-kuwo-cusub\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimadka XFS &#8220;Dowladda waxaa ka go&#8217;an tayeynta cisbitaalada iyo hirgalinta kuwo cusub&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Caafimadka XFS \u00a0Dr. Cali Xaaj oo ka qeybgalay kulanka todobaadka \u00a0waraahinta qaranka ayaa xusay in Dowladda Soomaaliya ay dadaal u gashay dayactirka 8 cisbitaal oo ku yaalla Muqdisho iyo deegaanada kale ee maamul goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa shaaciyay in dowladda ay haatan ku howlan tahay dhismaha 6 cisbitaal oo laga hirgalinaayo degmooyinka ay maamulaan dowlad goboleedyada,si ayuu yiri \u201cshacabka halkaasi ay u helaan daaweyn ay kaga maarmaan deegaanada kale.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimadka XFS \u00a0Dr. Cali Xaaj ayaa qiray in ay shaqaaleysiiyeen dhaqaatiir howlkar ah,isagoo intaa ku daray in cisbitaalada Banaadir iyo Martiini lagu qalabeeyay adeegyo aasaasi ah oo gacan ka geysan kara la socodka xanuunada kala duwan ee inta badan soo rida bukaanada caadiga ah.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka ayaa sheegay in ay si joogto ah uga warqabaan dhaqdhaqaaqyada cisbitaalada gaarka ah,isla markaana ay leeyihiin xiriir fiican oo xagga wada shaqeynta ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Caafimadka XFS \u00a0Dr. Cali Xaaj oo ka qeybgalay kulanka todobaadka \u00a0waraahinta qaranka ayaa xusay in Dowladda Soomaaliya ay dadaal u gashay dayactirka 8 cisbitaal oo ku yaalla Muqdisho iyo deegaanada kale ee maamul goboleedyada dalka. Wasiirka ayaa shaaciyay in dowladda ay haatan ku howlan tahay dhismaha 6 cisbitaal oo laga hirgalinaayo degmooyinka ay maamulaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":542063,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-542062","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542062","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=542062"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542062\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":542064,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542062\/revisions\/542064"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/542063"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=542062"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=542062"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=542062"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}