{"id":542051,"date":"2025-08-08T09:04:05","date_gmt":"2025-08-08T06:04:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=542051"},"modified":"2025-08-08T09:05:07","modified_gmt":"2025-08-08T06:05:07","slug":"ciidanka-hayadda-nisa-oo-howlgal-lala-beegsaday-khawaarijta-ka-fuliyay-sh-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-hayadda-nisa-oo-howlgal-lala-beegsaday-khawaarijta-ka-fuliyay-sh-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka Hay\u2019adda NISA oo howlgal lala beegsaday khawaarijta ka fuliyay Sh\/Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Howlgalkaan ayaa lagu beegsaday guri ay deganaayeen horjoogeyaal ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo maalmihii lasoo dhaafay halkaasi ku maleegaayey \u00a0falal argagixiso ah.<\/p>\n<p>Waxaa jira khasaare xooggan oo gaaray khawaarijta, gaar ahaan horjoogeyaal sare oo ku sugnaa halkaasi ayaa la sheegay in ay ku dhinteen.<\/p>\n<p>Faahfaahin dheeraad ah ayaan idinla wadaagi doonaa saacadaha soo socda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkaan ayaa lagu beegsaday guri ay deganaayeen horjoogeyaal ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo maalmihii lasoo dhaafay halkaasi ku maleegaayey \u00a0falal argagixiso ah. Waxaa jira khasaare xooggan oo gaaray khawaarijta, gaar ahaan horjoogeyaal sare oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":542052,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-542051","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542051","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=542051"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542051\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":542054,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542051\/revisions\/542054"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/542052"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=542051"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=542051"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=542051"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}