{"id":542045,"date":"2025-08-08T08:21:02","date_gmt":"2025-08-08T05:21:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=542045"},"modified":"2025-08-08T08:49:38","modified_gmt":"2025-08-08T05:49:38","slug":"wasiiru-dowlaha-gaashaandhigga-oo-la-dardaarmay-saraakiil-deeq-waxbatasho-ka-helay-shiinaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowlaha-gaashaandhigga-oo-la-dardaarmay-saraakiil-deeq-waxbatasho-ka-helay-shiinaha\/","title":{"rendered":"Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo la dardaarmay saraakiil deeq waxbatasho ka helay Shiinaha"},"content":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa ka qeybgalay Xaflad ka dhacday Muqdisho oo loo osameeyay 31 sarkaal oo deeq waxbarasho ka helay Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha.<\/p>\n<p>Wasiiru dowlaha ayaa uga mahadceliyay Dowladda Shiinaha taageerada joogtada ah iyo garab istaagga ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo shacabkeeda..<\/p>\n<p>Wasiir Cumar ayaa saraakiisha ka socday ciidanka xoogga kula dardaarmay in ay si buuxda uga faa\u2019iideystaan fursaddaan qiimaha leh, isla markaana ay soo laabtaan,iyaga oo xambaarsan aqoon casri ah, xirfad sare iyo waayo-aragnimo ka ka tarjumaya baahiyaha amni ee qaranka.<\/p>\n<p>Munaasabadda waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Taliye Ku-Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka, S\/Guuto Maadeey Sheekh Nuur Ufuroow, , Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu iyo marti sharaf kale.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-542048 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/sar2.jpeg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/sar2.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/sar2-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/sar2-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/sar2-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/sar2-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/sar2-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/sar2-860x574.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa ka qeybgalay Xaflad ka dhacday Muqdisho oo loo osameeyay 31 sarkaal oo deeq waxbarasho ka helay Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha. Wasiiru dowlaha ayaa uga mahadceliyay Dowladda Shiinaha taageerada joogtada ah iyo garab istaagga ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo shacabkeeda.. Wasiir Cumar ayaa saraakiisha ka socday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":542046,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-542045","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542045","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=542045"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":542050,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542045\/revisions\/542050"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/542046"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=542045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=542045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=542045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}