{"id":542038,"date":"2025-08-07T17:28:42","date_gmt":"2025-08-07T14:28:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=542038"},"modified":"2025-08-07T17:28:42","modified_gmt":"2025-08-07T14:28:42","slug":"guddiga-doorashooyinka-qaranka-oo-afgooye-ku-tababaraaya-howlwadeennada-diiwaangelinta-codbixiyeyaasha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddiga-doorashooyinka-qaranka-oo-afgooye-ku-tababaraaya-howlwadeennada-diiwaangelinta-codbixiyeyaasha\/","title":{"rendered":"Guddiga doorashooyinka Qaranka oo Afgooye ku tababaraaya howlwadeennada diiwaangelinta codbixiyeyaasha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta tababar uga furay Degmada Afgooye howlwadeennada diiwaangelinta codbixiyeyaasha, inta uu tababarka socda howlwadeennada ayaa qaadanaya casharro iyo khibrada la xiriira sidii ay si hufan ugu qaban lahaayeen hawsha diiwaangelinta\ufffc iyo ku shaqaynta qalabka casriga ah ee diiwaangelinta codbixiyeyaasha.<\/p>\n<p>Xubnaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ee tababarka u furay howlwadeennada ayaa howlwadeennada tababarka loo furay kula dardaarmay inay ka faa\u2019idaystaan aqoonta muhiimka ah ee la siinayo, taasoo saldhig u ah howlgalka diiwaangelinta codbixiyeyaasha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta tababar uga furay Degmada Afgooye howlwadeennada diiwaangelinta codbixiyeyaasha, inta uu tababarka socda howlwadeennada ayaa qaadanaya casharro iyo khibrada la xiriira sidii ay si hufan ugu qaban lahaayeen hawsha diiwaangelinta\ufffc iyo ku shaqaynta qalabka casriga ah ee diiwaangelinta codbixiyeyaasha. Xubnaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":542039,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-542038","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542038","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=542038"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542038\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":542040,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542038\/revisions\/542040"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/542039"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=542038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=542038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=542038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}