{"id":542024,"date":"2025-08-07T11:56:10","date_gmt":"2025-08-07T08:56:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=542024"},"modified":"2025-08-07T11:59:52","modified_gmt":"2025-08-07T08:59:52","slug":"soomaaliya-oo-ka-qeybgaleysa-shirka-guddiga-hagidda-ee-urur-goboleedka-bulshada-bariga-afrika-eac","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-ka-qeybgaleysa-shirka-guddiga-hagidda-ee-urur-goboleedka-bulshada-bariga-afrika-eac\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka qeybgaleysa shirka Guddiga Hagidda ee urur goboleedka bulshada bariga Afrika EAC"},"content":{"rendered":"<p>Caruusha-Tansaaniya-(SONNA)-Agaasimaha Waaxda Horumarinta Dhaqaalaha ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdinaasir Cumar Kaatib, ayaa ka qeybgalay kulanka Guddiga Hagidda ee Urur-Goboleedka Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee lagu qabtay magaalada Caruusha ee dalka Tansaaniya intii u dhexeysay 4\u20136 Agoosto 2025.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray ansixinta Qabyo-Qoraalka Istiraatiijiyadda 7aad ee Horumarinta EAC (2026\/2027\u20132030\/2031), taas oo hagaysa jihada iskaashiga dhaqaale, ganacsi iyo horumarka gobolka sanadaha soo socda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Caruusha-Tansaaniya-(SONNA)-Agaasimaha Waaxda Horumarinta Dhaqaalaha ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdinaasir Cumar Kaatib, ayaa ka qeybgalay kulanka Guddiga Hagidda ee Urur-Goboleedka Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee lagu qabtay magaalada Caruusha ee dalka Tansaaniya intii u dhexeysay 4\u20136 Agoosto 2025. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray ansixinta Qabyo-Qoraalka Istiraatiijiyadda 7aad ee Horumarinta EAC (2026\/2027\u20132030\/2031), taas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":542027,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-542024","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542024","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=542024"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542024\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":542026,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/542024\/revisions\/542026"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/542027"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=542024"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=542024"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=542024"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}