{"id":541994,"date":"2025-08-06T16:24:38","date_gmt":"2025-08-06T13:24:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541994"},"modified":"2025-08-06T16:24:38","modified_gmt":"2025-08-06T13:24:38","slug":"qm-oo-sheegtay-in-xaaladda-baniaadannimo-ee-soomaaliya-ay-weli-tahay-mid-adag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qm-oo-sheegtay-in-xaaladda-baniaadannimo-ee-soomaaliya-ay-weli-tahay-mid-adag\/","title":{"rendered":"QM oo sheegtay in xaaladda bani\u2019aadannimo ee Soomaaliya ay weli tahay mid adag"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ahna Isku-duwaha Arrimaha Bani\u2019aadannimada ee Soomaaliya, Mudane George Conway ayaa sheegay in xaaladda bani\u2019aadannimo ee Soomaaliya ay weli tahay mid adag, isla markaana ay jirto baahi ballaaran oo u baahan gurmad degdeg ah.<\/p>\n<p>Ergeyga oo hadal ka jeediyay Shirka Madasha Arrimaha Bani\u2019aadannimada (CHF 2025) ayaa tilmaamay in hoos u dhaca ku yimid maalgelinta kaalmada bani\u2019aadannimo ay halis gelinayso adeegyada aasaasiga ah ee ay bulshadu u baahan tahay.<\/p>\n<p>Mudane Conway, ayaa muujiyay baahida loo qabo in dhammaan dhinacyada sida; hay\u2019adaha Qaramada Midoobay, hay\u2019adaha samafalka (caalami iyo maxalli), dowladda, deeq-bixiyaasha, ururrada bulshada rayidka ah, ganacsiga gaarka loo leeyahay iyo qurbo-joogta Soomaaliyeed ay si dhab ah ugu istaagaan arrimaha bani\u2019aadannimada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ahna Isku-duwaha Arrimaha Bani\u2019aadannimada ee Soomaaliya, Mudane George Conway ayaa sheegay in xaaladda bani\u2019aadannimo ee Soomaaliya ay weli tahay mid adag, isla markaana ay jirto baahi ballaaran oo u baahan gurmad degdeg ah. Ergeyga oo hadal ka jeediyay Shirka Madasha Arrimaha Bani\u2019aadannimada (CHF 2025) ayaa tilmaamay in hoos [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":541995,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541994","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541994","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541994"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541994\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541996,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541994\/revisions\/541996"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541995"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541994"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541994"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541994"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}