{"id":541966,"date":"2025-08-06T09:12:13","date_gmt":"2025-08-06T06:12:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541966"},"modified":"2025-08-06T09:12:13","modified_gmt":"2025-08-06T06:12:13","slug":"wasiirka-qorsheynta-oo-la-kulmay-danjiraha-midowga-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-qorsheynta-oo-la-kulmay-danjiraha-midowga-yurub\/","title":{"rendered":"Wasiirka qorsheynta oo la kulmay danjiraha Midowga Yurub"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Danjire Karin Johansson, Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub, iyadoo sidoo kale laga wada hadlay iswaafajinta barnaamijyada muhiimka ah ee socda iyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025\u20132029).<\/p>\n<p>Wasiir Beenebeene ayaa uga mahadceliyay Danjire Karin doorkii muhiimka ahaa ee ay ka qaadatay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah muddadii ay xilka haysay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Danjire Karin Johansson, Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya. Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub, iyadoo sidoo kale laga wada hadlay iswaafajinta barnaamijyada muhiimka ah ee socda iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":541967,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541966","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541966","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541966"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541966\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541968,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541966\/revisions\/541968"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541967"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541966"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541966"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541966"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}