{"id":541895,"date":"2025-08-04T19:28:47","date_gmt":"2025-08-04T16:28:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541895"},"modified":"2025-08-04T19:28:47","modified_gmt":"2025-08-04T16:28:47","slug":"agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-saxiixay-hab-raacyo-tayada-adeega-sare-loogu-qaadayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-saxiixay-hab-raacyo-tayada-adeega-sare-loogu-qaadayo\/","title":{"rendered":"Agaasimaha hay&#8217;adda socdaalka oo saxiixay hab-raacyo tayada adeega sare loogu qaadayo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Agaasimaha guud ee hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ), mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay habraacyo muhiim ah oo lagu hagaajinayo adeegyada ay hay\u2019addu siiso bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Ujeedada habraacyadan ayaa ah in la dardargeliyo hannaanka adeeg-bixinta, lana xaqiijiyo hufnaan, isla xisaabtan, iyo adeegyo tayo leh oo la jaanqaadaya baahida shacabka.<\/p>\n<p>Munaasabadda saxiixa habraacyadan oo ka dhacday xarunta dhexe ee HSJ waxaa ka qeyb galay Agaasime Ku-xigeennada Guud, Lataliyeyaal, Agaasime Waaxeedyada, iyo saraakiil sare oo ka kala socday xafiisyada hay\u2019adda. Kulankan wuxuu muujiyey midnimo iyo ka-go\u2019naansho dhab ah oo ku aaddan hirgelinta isbeddelada la xiriira adeegga.<\/p>\n<p>Habraacyada la saxiixay ayaa daboolaya dhammaan adeegyada ay Hay\u2019addu bixiso, waxaana ka mid ah:<\/p>\n<p>\u2022 Habka dalbashada iyo bixinta baasaboorka Soomaaliyeed<\/p>\n<p>\u2022 Maamulka socdaalka iyo xuduudaha, si loo hubiyo dadka dalka soo galaya ama ka baxaya<\/p>\n<p>\u2022 Maamulka shaqada iyo shaqaalaha<\/p>\n<p>\u2022 Maaraynta maamulka guud ee Hay\u2019adda<\/p>\n<p>Yaraynta Waqtiga Dalabka Baasaboorka<\/p>\n<p>Mid ka mid ah tallaabooyinka ugu waaweyn ee ka dhashay habraacyadan cusub ayaa ah yareynta waqtiga la sugayo baasaboorka caadiga ah. Tani waxay si toos ah u anfici doontaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u baahan adeegyo degdeg ah oo hufan.<\/p>\n<p>1. Dalbashada baasaboorka cusub \u2013 Waqtiga sugitaanka waxa laga dhigay 7 maalmood, halkii uu markii hore ka ahaa 15 maalmood.<\/p>\n<p>2. Cusboonaysiinta baasaboorka dhacay ama lumay \u2013 Waqtiga sugitaanka waxa laga dhigay 4 maalmood, halkii uu markii hore ka ahaa 10 maalmood.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud, Mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow, oo ka hadlay munaasabadda ayaa sheegay in habraacyadan ay saldhig u yihiin isbeddelka ay hay\u2019addu hiigsanayso. Waxa uu tilmaamay in ay si cad u dejinayaan hannaan shaqo oo mideysan, hufan, kuna dhisan isla xisaabtan. Waxa uu intaa ku daray in shacabka Soomaaliyeed ay mudan yihiin adeeg sharaf leh, degdeg ah, oo aan carqalad lahayn.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-541896\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0006-1024x682.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0006-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0006-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0006-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0006-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0006-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0006-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0006-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0006.jpg 1280w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-541897\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0007-1024x598.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"598\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0007-1024x598.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0007-300x175.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0007-768x449.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0007-860x503.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0007.jpg 1280w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-541898\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0008-1024x682.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0008-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0008-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0008-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0008-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0008-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0008-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0008-860x573.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/08\/IMG-20250804-WA0008.jpg 1280w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Agaasimaha guud ee hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ), mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay habraacyo muhiim ah oo lagu hagaajinayo adeegyada ay hay\u2019addu siiso bulshada Soomaaliyeed. Ujeedada habraacyadan ayaa ah in la dardargeliyo hannaanka adeeg-bixinta, lana xaqiijiyo hufnaan, isla xisaabtan, iyo adeegyo tayo leh oo la jaanqaadaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":541896,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541895","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541895","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541895"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541895\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541899,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541895\/revisions\/541899"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541896"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541895"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541895"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541895"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}