{"id":541802,"date":"2025-08-03T10:17:41","date_gmt":"2025-08-03T07:17:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541802"},"modified":"2025-08-03T10:28:59","modified_gmt":"2025-08-03T07:28:59","slug":"safaaradda-jfs-ee-dalka-hindiya-oo-soo-dhaweysay-diblomaasiyiin-oo-ka-socday-wasaaradda-arrimaha-dibadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safaaradda-jfs-ee-dalka-hindiya-oo-soo-dhaweysay-diblomaasiyiin-oo-ka-socday-wasaaradda-arrimaha-dibadda\/","title":{"rendered":"Safaaradda JFS\u00a0ee Dalka Hindiya oo soo dhaweysay\u00a0diblomaasiyiin ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Safaaradda JFS ee Dalka Hindiya ayaa Madaarka Caalima ah ee &#8216; Indra Gandhi&#8217; ku soo dhaweysay toban diblomaasiyiin oo ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxda Safaaradda oo uu hoggaaminayo Lataliyaha Koowaad ahna Safiir Ku-Xigeenka, Mr. Cali Axmed Maxamed; Lataliyaha Labaad Mr. Cusman Maxamed Ibraahim, Iyo Xoghayaha Koowaad Mr. Maxamed Cabdi Ibraahim ayaa diblomaasiyiinta ku soo dhaweeyey madaarka.<\/p>\n<p>Diblomaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa inta ay joogaan Dalka Hindiya waxay ka qayb gali doonaan tababar gaara oo loogu talo galey diblomaasiyiinta wadamada saaxiibadda dhaw la&#8217;ah Dalka Hindiya.<\/p>\n<p>Tababarkan oo ka qabsoomi doona &#8216; Sushma Swaraj Institute of Foreign Service &#8216; , New Delhi , ayaa socon doona inta udhaxaysa 04- 13 Ogosto 2025.<\/p>\n<p>Safaaradda J.F.S ee Hindiya waxay mar labaad u mahad celineysaa Dawladda Hindiya , doorka muuqda ee ay ka qaadaneyso kor u qaadida tayada iyo aqoonta diblomaasiyiinta Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Safaaradda JFS ee Dalka Hindiya ayaa Madaarka Caalima ah ee &#8216; Indra Gandhi&#8217; ku soo dhaweysay toban diblomaasiyiin oo ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxda Safaaradda oo uu hoggaaminayo Lataliyaha Koowaad ahna Safiir Ku-Xigeenka, Mr. Cali Axmed Maxamed; Lataliyaha Labaad Mr. Cusman Maxamed Ibraahim, Iyo Xoghayaha Koowaad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":541803,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541802","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541802","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541802"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541802\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541806,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541802\/revisions\/541806"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541803"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541802"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541802"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541802"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}