{"id":541758,"date":"2025-08-01T19:26:26","date_gmt":"2025-08-01T16:26:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541758"},"modified":"2025-08-01T19:26:26","modified_gmt":"2025-08-01T16:26:26","slug":"sodma-oo-qabanaysa-madasha-arrimaha-bini-aadanimo-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sodma-oo-qabanaysa-madasha-arrimaha-bini-aadanimo-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"SODMA oo qabanaysa Madasha Arrimaha Bini-aadanimo ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA) waxa ay qaban doontaa Madasha Arrimaha Bini-aadanimo ee Soomaaliya &#8211; \ud835\uddd6\ud835\udddb\ud835\uddd9 \ud835\udfee\ud835\udfec\ud835\udfee5.<\/p>\n<p>Madashaan ayaa looga hadlaa guud ahaan arrimaha bani\u2019aadannimada dalka, waxaana ka soo qayb-gala hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda, kuwa caalamiga, kuwa maxaliga, Ururrada Bulshada ee ka shaqeeya Arrimaha Bani\u2019aadannimada ee Dalka iyo deeq-bixiyayaasha.<br \/>\nMadashan waxaa ay ka dhici doontaa magaalda Beydhaba ee xarunta Maamulka koonfur galbeed, maalinta Arbacada oo ku beegan 06 August 2025.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA) waxa ay qaban doontaa Madasha Arrimaha Bini-aadanimo ee Soomaaliya &#8211; \ud835\uddd6\ud835\udddb\ud835\uddd9 \ud835\udfee\ud835\udfec\ud835\udfee5. Madashaan ayaa looga hadlaa guud ahaan arrimaha bani\u2019aadannimada dalka, waxaana ka soo qayb-gala hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda, kuwa caalamiga, kuwa maxaliga, Ururrada Bulshada ee ka shaqeeya Arrimaha Bani\u2019aadannimada ee Dalka iyo deeq-bixiyayaasha. Madashan waxaa ay ka dhici doontaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":541759,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541758","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541758","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541758"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541758\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541760,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541758\/revisions\/541760"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541759"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541758"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541758"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541758"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}