{"id":541736,"date":"2025-08-01T15:04:48","date_gmt":"2025-08-01T12:04:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541736"},"modified":"2025-08-01T15:07:54","modified_gmt":"2025-08-01T12:07:54","slug":"xildhibaanno-ka-socda-jfs-oo-booqday-xarunta-seyniska-iyo-tiknolojiyadda-ee-china","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xildhibaanno-ka-socda-jfs-oo-booqday-xarunta-seyniska-iyo-tiknolojiyadda-ee-china\/","title":{"rendered":"Xildhibaanno ka socda JFS oo booqday xarunta seyniska iyo  tiknolojiyadda ee China"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee \u00a0Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan magaaladda Beijin dalka Shiinaha ayaa maanta booqday Shirkadda seyniska iyo \u00a0tiknolojiyada oo fadhigeedu yahay Beijing.<\/p>\n<p>Xildhibaanadaasi ka\u00a0 socda labada Aqal ayaa halkaasi u jooga tababar aqoon0kororsi ah oo la xiriira cilmi baarisyada,iyagoo madaxda shirkadda ee ay la kulmeen ka dhageystay warbixinno ku saabsan taariikhda horumarka shirkada iyo qalabyada ay soo saaraan .<\/p>\n<p>Madaxda shirkadda aayaa sidoo kale, sharraxaad kooban ka bixisay mashruucyada ay ka fuliyaan wadamo ka mid ah qaarada Afrika oo ay\u00a0 tilmaameen in ay ka saacideen adeegyada zagga isgaarsiinta.<\/p>\n<p>Xildhibaanada ka socda Soo maaliya ayaa ka mahadceliyey soo dhawaynta ay u sameeyeen madaxda sare ee shirkada,iyagoo halkasi ku daawaday wax soo saarka shirkadda ee xaggga isgaarsiinta,sida sameynta taleefanada,computerada,telefishinada iyo qalab kale oo muhiim ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee \u00a0Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan magaaladda Beijin dalka Shiinaha ayaa maanta booqday Shirkadda seyniska iyo \u00a0tiknolojiyada oo fadhigeedu yahay Beijing. Xildhibaanadaasi ka\u00a0 socda labada Aqal ayaa halkaasi u jooga tababar aqoon0kororsi ah oo la xiriira cilmi baarisyada,iyagoo madaxda shirkadda ee ay la kulmeen ka dhageystay warbixinno ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":541737,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541736","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541736","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541736"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541736\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541740,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541736\/revisions\/541740"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541737"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541736"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541736"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541736"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}