{"id":541712,"date":"2025-08-01T08:44:37","date_gmt":"2025-08-01T05:44:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541712"},"modified":"2025-08-01T08:44:37","modified_gmt":"2025-08-01T05:44:37","slug":"ergay-mareykan-ah-oo-booqanaya-gaza-iyo-dad-raashin-doon-ah-oo-la-dilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ergay-mareykan-ah-oo-booqanaya-gaza-iyo-dad-raashin-doon-ah-oo-la-dilay\/","title":{"rendered":"Ergay Mareykan ah oo booqanaya Gaza iyo dad raashin doon ah oo la dilay"},"content":{"rendered":"<p>Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka Steve Witkoff ayaa maanta booqanaya Gaza si uu u kormeero goobaha cuntada lagu qaybiyo, sida ay xaqiijisay xoghayaha warfaafinta Aqalka Cad Karoline Leavitt.<\/p>\n<p>Ergayga gaarka ah ayaa la sheegay in safarkiisa uu ku wehelin doono safiirka Maraykanka u fadhiya Israa\u2019iil Mike Huckabee oo,kuwaas oo\u00a0 xaqiijin doono qorshaha dadka barakacay ee Falastiin lagu gaarsiinayo cunto gargaar ah.<\/p>\n<p>Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka Steve Witkoff oo gaaray Isra\u2019iil ayaa la kulmay ra&#8217;iisul wasaare Benjamin Netanyahu, waxaana maanta oo Jimco ah la filayaa in safar dhanka dhulka ah uu ku tago Gaza,si uu ula socdo xaaladda dadka baahan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale,Wasaaradda caafimaadka Gaza ee ay maamusho Xamaas ayaa sheegtay in wixii ka dambeeyay duhurnimadii khamiista e shalay la dilay 111 qof oo 91 ka mid ah ay ahaayeen dad gargaar sugayaal ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka Steve Witkoff ayaa maanta booqanaya Gaza si uu u kormeero goobaha cuntada lagu qaybiyo, sida ay xaqiijisay xoghayaha warfaafinta Aqalka Cad Karoline Leavitt. Ergayga gaarka ah ayaa la sheegay in safarkiisa uu ku wehelin doono safiirka Maraykanka u fadhiya Israa\u2019iil Mike Huckabee oo,kuwaas oo\u00a0 xaqiijin doono qorshaha dadka barakacay ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":541713,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541712","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541712","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541712"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541712\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541714,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541712\/revisions\/541714"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541713"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541712"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541712"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541712"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}