{"id":541700,"date":"2025-07-31T17:21:38","date_gmt":"2025-07-31T14:21:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541700"},"modified":"2025-07-31T17:22:32","modified_gmt":"2025-07-31T14:22:32","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-golaha-wasiirada-xfs-ku-yabooheen-lacag-dhan-500000-looguna-gurmanayo-awdal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-soo-dhaweeyay-goaanka-golaha-wasiirada-xfs-ku-yabooheen-lacag-dhan-500000-looguna-gurmanayo-awdal\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SODMA oo soo dhaweeyay go&#8217;aanka golaha wasiiradda ee loogu gurmanayo Awdal"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Gudoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa soo dhaweeyay go&#8217;aanka ay golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ay ku yabooheen lacag dhan $500,000 oo doolar, taasoo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka ay abaaruhu ku dhufteen ee ku nool gobolka Awdal.<\/p>\n<p>Golaha wasiiradda xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yaboohay lacag dhan $500,000 taas oo looga qayb qaadanayo Shacabka gobolka Awdal oo ay saameeyeen abaaraha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Gudoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa soo dhaweeyay go&#8217;aanka ay golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ay ku yabooheen lacag dhan $500,000 oo doolar, taasoo loogu talagalay in lagu caawiyo dadka ay abaaruhu ku dhufteen ee ku nool gobolka Awdal. Golaha wasiiradda xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yaboohay lacag dhan $500,000 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":541701,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541700","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541700","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541700"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541700\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541703,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541700\/revisions\/541703"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541701"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541700"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541700"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}