{"id":541648,"date":"2025-07-30T21:12:44","date_gmt":"2025-07-30T18:12:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541648"},"modified":"2025-07-30T21:12:44","modified_gmt":"2025-07-30T18:12:44","slug":"madaxweynaha-jabuuti-oo-qaabilay-wasiirka-gaashaandhigga-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jabuuti-oo-qaabilay-wasiirka-gaashaandhigga-dalka\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jabuuti oo qaabilay wasiirka gaashaandhigga dalka"},"content":{"rendered":"<p>Jabuuti (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Jabuuti, ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti, iyadoo si gaar ah looga hadlay arrimaha difaaca, amniga gobolka, iyo iskaashiga dhow ee ka dhanka ah kooxaha argagixisada ee khatarta ku haya gobolka.<\/p>\n<p>Wasiir Fiqi ayaa uga mahadceliyay Madaxweyne Geelle doorka hoggaamineed iyo garab istaagga joogtada ah ee dowladda walaalaha ah ee Jabuuti la garab taagan tahay Soomaaliya, isaga oo si gaar ah u bogaadiyay kaalinta muuqata ee ciidamada \u201cHiil Walaal\u201d ay kaga jiraan howlgalka AUSSOM iyo dadaallada nabadeynta iyo xasillinta dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-541649\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/FB_IMG_1753899044542-1024x605.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"605\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/FB_IMG_1753899044542-1024x605.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/FB_IMG_1753899044542-300x177.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/FB_IMG_1753899044542-768x454.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/FB_IMG_1753899044542-860x508.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/FB_IMG_1753899044542.jpg 1280w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-541650\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/FB_IMG_1753899041451-1024x678.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"678\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/FB_IMG_1753899041451-1024x678.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/FB_IMG_1753899041451-300x199.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/FB_IMG_1753899041451-768x509.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/FB_IMG_1753899041451-860x570.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/FB_IMG_1753899041451.jpg 1280w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuti (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Jabuuti, ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Kulanka ayaa looga wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti, iyadoo si gaar ah looga hadlay arrimaha difaaca, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":541650,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541648","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541648","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541648"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541648\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541651,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541648\/revisions\/541651"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541650"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541648"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541648"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541648"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}