{"id":541577,"date":"2025-07-29T12:24:21","date_gmt":"2025-07-29T09:24:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541577"},"modified":"2025-07-29T12:24:21","modified_gmt":"2025-07-29T09:24:21","slug":"wasiir-biixi-oo-muqdisho-ka-furay-shir-madaxeedka-hal-abuurka-ganacsiga-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-biixi-oo-muqdisho-ka-furay-shir-madaxeedka-hal-abuurka-ganacsiga-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Wasiir Biixi oo Muqdisho ka furay shir Madaxeedka hal abuurka ganacsiga Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Xildhibaan Biixi Imaan Cige ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay, shir Madaxeedka shanaad ee hal abuurka ganacsiga Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Shirweynahan waxaa diirada lagu saarayaa hormarinta kaabayaasha dhaqaalaha, hal abuurka ganacsiga, kordhinta daqliga, dhiirigelinta ganacsiyada yar yar iyo kor u qaadida ganacsiga haweynka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Shir Madaxeedka shanaad ee hal abuurka ganacsiga Soomaaliyeed, sidoo kale waxaa ka qeyb Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Hormarinta Dhaqaalaha Xildhibaan C\/raxmaan Beene Beene, Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Faarax Sheekh C\/qaadir, Wasiirka Wasaaradda Batroorka iyo kheyraadka macdanta daahir shire gudoomiyaha golaha dhaqaalaha Qaranka Xasan Aadan Hoosow iyo Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Xildhibaan Biixi Imaan Cige ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay, shir Madaxeedka shanaad ee hal abuurka ganacsiga Soomaaliyeed. Shirweynahan waxaa diirada lagu saarayaa hormarinta kaabayaasha dhaqaalaha, hal abuurka ganacsiga, kordhinta daqliga, dhiirigelinta ganacsiyada yar yar iyo kor u qaadida ganacsiga haweynka Soomaaliyeed. Shir Madaxeedka shanaad ee hal abuurka ganacsiga Soomaaliyeed, sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":541578,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541577","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541577","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541577"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541577\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541579,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541577\/revisions\/541579"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541578"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541577"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541577"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541577"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}