{"id":541367,"date":"2025-07-26T14:05:06","date_gmt":"2025-07-26T11:05:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541367"},"modified":"2025-07-26T14:05:06","modified_gmt":"2025-07-26T11:05:06","slug":"saraakiil-ka-tirsan-xafiiska-hantidhowrka-oo-ka-qalin-jabiyey-henley-business-school-africa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/saraakiil-ka-tirsan-xafiiska-hantidhowrka-oo-ka-qalin-jabiyey-henley-business-school-africa\/","title":{"rendered":"Saraakiil ka tirsan Xafiiska hantidhowrka oo ka qalin jabiyey Henley Business School Africa"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-\ud835\udc17\ud835\udc1a\ud835\udc1f\ud835\udc22\ud835\udc22\ud835\udc2c\ud835\udc24\ud835\udc1a \ud835\udc07\ud835\udc1a\ud835\udc27\ud835\udc2d\ud835\udc22\ud835\udc1d\ud835\udc21\ud835\udc28\ud835\udc30\ud835\udc2b\ud835\udc24\ud835\udc1a \ud835\udc06\ud835\udc2e\ud835\udc2e\ud835\udc1d \ud835\udc1e\ud835\udc1e \ud835\udc09\ud835\udc05\ud835\udc12 waxa uu ku faraxsan yahay qalinjabinta afar xubnood oo ka tirsan Maamulka iyo Agaasinka Xafiiska Hantidhowrka Guud, oo uu ku jiro Kuxigeenka Hantidhowraha Guud ee dhinaca Baarista, kuwaas oo dhammeeyay Barnaamijka Diploma-da Sare ee Maamulka (Postgraduate Diploma in Management Practice).<\/p>\n<p>Barnaamijkan, oo socday muddo sanad ah, waxa uu qayb ka yahay hal-abuurka Barnamijka Horumarinta Hoggaaminta Sare (Senior Leadership Development Programme \u2013 SLDP), oo ay si wadajir ah isaga kaashadeen Ururka Hay\u2019adaha Hantidhowrka Guud ee (\ud835\udc00\ud835\udc05\ud835\udc11\ud835\udc0e\ud835\udc12\ud835\udc00\ud835\udc08-\ud835\udc04) iyo \ud835\udc07\ud835\udc1e\ud835\udc27\ud835\udc25\ud835\udc1e\ud835\udc32 \ud835\udc01\ud835\udc2e\ud835\udc2c\ud835\udc22\ud835\udc27\ud835\udc1e\ud835\udc2c\ud835\udc2c \ud835\udc12\ud835\udc1c\ud835\udc21\ud835\udc28\ud835\udc28\ud835\udc25 \ud835\udc00\ud835\udc1f\ud835\udc2b\ud835\udc22\ud835\udc1c\ud835\udc1a, Johannesburg, South Africa.<\/p>\n<p>Barnaamijkan heerka caalami ah waxa uu sare u qaadayaa dedaalada tayeynta hoggaaminta ee Hay\u2019adaha Hantidhowrka, iyada oo la kobcinayo:<\/p>\n<p>\u25cf Fahamka hoggaaminta guud iyo saameynta ay ku leedahay dowlad wanaagga<\/p>\n<p>\u25cf Kartida lagu wajahayo xaaladaha adag iyo nidaamyada isku-dhafan (systems thinking)<\/p>\n<p>\u25cf Hagaajinta hab-dhaqanka hay\u2019adeed, hoggaaminta isbedellada iyo maaraynta waxqabadka<\/p>\n<p>\u25cf Aragtida fog, anshaxa shaqada iyo daahfurnaanta lagu horumarinayo isla-xisaabtanka<\/p>\n<p>Hantidhowraha Guud ee JFS, \ud835\udc0c\ud835\udc2e\ud835\udc1d\ud835\udc1a\ud835\udc27\ud835\udc1e \ud835\udc00\ud835\udc31\ud835\udc26\ud835\udc1e\ud835\udc1d \ud835\udc02\ud835\udc22\ud835\udc22\ud835\udc2c\ud835\udc1e \ud835\udc06\ud835\udc2e\ud835\udc2e\ud835\udc2d\ud835\udc1a\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc1e, waxa uu u arkaa qalinjabintan mid muhiim ah oo xoojinaysa dadaalka lagu adkeynayo \u201cKorjoogteynta Maamulka iyo Maareynta Maaliyadda Guud, kuna saleysan hufnaan, mas\u2019uuliyad, iyo adeeg dadweyne oo tayo leh.<\/p>\n<p>Hantidhowraha Guud waxa uu uga mahadnaqaynaa AFROSAI-E iyo Henley Business School Africa kaalintooda wax-ku-oolka ah ee horumarinta iyo xirfadeynta Hay\u2019adaha Hantidhowrka Guud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-\ud835\udc17\ud835\udc1a\ud835\udc1f\ud835\udc22\ud835\udc22\ud835\udc2c\ud835\udc24\ud835\udc1a \ud835\udc07\ud835\udc1a\ud835\udc27\ud835\udc2d\ud835\udc22\ud835\udc1d\ud835\udc21\ud835\udc28\ud835\udc30\ud835\udc2b\ud835\udc24\ud835\udc1a \ud835\udc06\ud835\udc2e\ud835\udc2e\ud835\udc1d \ud835\udc1e\ud835\udc1e \ud835\udc09\ud835\udc05\ud835\udc12 waxa uu ku faraxsan yahay qalinjabinta afar xubnood oo ka tirsan Maamulka iyo Agaasinka Xafiiska Hantidhowrka Guud, oo uu ku jiro Kuxigeenka Hantidhowraha Guud ee dhinaca Baarista, kuwaas oo dhammeeyay Barnaamijka Diploma-da Sare ee Maamulka (Postgraduate Diploma in Management Practice). Barnaamijkan, oo socday muddo sanad ah, waxa uu qayb ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":541368,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541367","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541367","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541367"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541367\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541369,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541367\/revisions\/541369"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541368"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541367"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541367"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541367"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}