{"id":541364,"date":"2025-07-26T12:24:35","date_gmt":"2025-07-26T09:24:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541364"},"modified":"2025-07-26T12:24:35","modified_gmt":"2025-07-26T09:24:35","slug":"diiwaangelinta-codbixiyeyaasha-oo-si-habsami-leh-uga-socota-gobolada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/diiwaangelinta-codbixiyeyaasha-oo-si-habsami-leh-uga-socota-gobolada-dalka\/","title":{"rendered":"Diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo si habsami leh uga socota gobolada dalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Diiwaangelinta codbixiyeyaasha ayaa si habsami leh uga socota magaalada dhuusamareeb ee xarunta Doad goboleedka Galmudug<\/p>\n<p>Muwaadiniinta Soomaaliyeed ayaa isu diiwaangelinaya si ay u helaan xuquuqdooda dastuuriga ah ee codbixinta marka la gaaro doorashooyinka la qaban doono dhowaan.<\/p>\n<p>Sidoo kala diiwaangelinta ayaa ka socota magaalooyinka iyo deegaanada Dowlad gobolleedyada kala ah Koonfur-galbeed,Hirshabeelle iyo Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Diiwaabgelinta ayaa ku socota Xawaare sare maadaama Shacabka Soomaaliyeed si xoog ah u doonayaan in ay helaan xuquuqdooda dastuuriga ah taas oo ay ku dooranayaan madaxda meteli doonta goleyaasha kala duwan ee Dowladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Diiwaangelinta codbixiyeyaasha ayaa si habsami leh uga socota magaalada dhuusamareeb ee xarunta Doad goboleedka Galmudug Muwaadiniinta Soomaaliyeed ayaa isu diiwaangelinaya si ay u helaan xuquuqdooda dastuuriga ah ee codbixinta marka la gaaro doorashooyinka la qaban doono dhowaan. Sidoo kala diiwaangelinta ayaa ka socota magaalooyinka iyo deegaanada Dowlad gobolleedyada kala ah Koonfur-galbeed,Hirshabeelle iyo Gobolka Banaadir. Diiwaabgelinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":541365,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541364","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541364","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541364"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541364\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541366,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541364\/revisions\/541366"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541365"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541364"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541364"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541364"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}