{"id":541361,"date":"2025-07-25T19:04:59","date_gmt":"2025-07-25T16:04:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541361"},"modified":"2025-07-25T19:04:59","modified_gmt":"2025-07-25T16:04:59","slug":"soomaaliya-iyo-azerbaijan-oo-ka-wadahadlay-maalgeshiga-iyo-tamarta-cagaaran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-azerbaijan-oo-ka-wadahadlay-maalgeshiga-iyo-tamarta-cagaaran\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Azerbaijan oo ka wadahadlay maalgeshiga iyo tamarta cagaaran"},"content":{"rendered":"<p>Baku(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa wadahadal dhinacyo badan taabanaya maanta oo Jimce ah kula yeeshay magaalada Baku, Ra&#8217;iisul wasaaraha Azerbaijan, Mudane Ali Asadov, oo diiradda lagu saarray kor-u-qaadidda xiriirka labo geesoodka, iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada horumarinta ee mudnaanta leh.<\/p>\n<p>Intii kulanka lagu guda-jiray, Wasiir Cabdisalaan ayaa uga mahadceliyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Azerbaijan soo dhoweynta diirran, isaga oo muujiyay sida uu u tixgelinayo kaalinta Baku ee xoojinta xiriirka, carabkana ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay hore-u-dhaqaajinta wax wadaag joogto oo faaiido u leh labada dal.<\/p>\n<p>Dhankiisa, Ra&#8217;iisul wasaare Asadov ayaa caddeeyay in ay qiimo weyn ugu fadhido xoojinta xiriirka dalkiisu la leeyahay Soomaaliya, isaga oo carabaabay ku qanacsanaantiisa taageerro is-dhaafsiga labada dal ee fagaarayaasha caalamiga ee madallada ururrada adduunka.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saarray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga, maal-gashiga, beeraha, adeegyada bulshada, tamarta cagaaran iyo mashaariicda bani\u2019aadannimo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baku(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa wadahadal dhinacyo badan taabanaya maanta oo Jimce ah kula yeeshay magaalada Baku, Ra&#8217;iisul wasaaraha Azerbaijan, Mudane Ali Asadov, oo diiradda lagu saarray kor-u-qaadidda xiriirka labo geesoodka, iyo ballaarinta iskaashiga dhinacyada horumarinta ee mudnaanta leh. Intii kulanka lagu guda-jiray, Wasiir Cabdisalaan ayaa uga mahadceliyay Ra\u2019iisul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":541362,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541361","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541361","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541361"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541361\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541363,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541361\/revisions\/541363"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541362"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541361"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541361"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541361"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}