{"id":541334,"date":"2025-07-25T13:46:28","date_gmt":"2025-07-25T10:46:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541334"},"modified":"2025-07-25T13:46:28","modified_gmt":"2025-07-25T10:46:28","slug":"dood-ku-saabsan-doorashada-qof-iyo-codka-ah-oo-lagu-qabtay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dood-ku-saabsan-doorashada-qof-iyo-codka-ah-oo-lagu-qabtay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dood ku saabsan doorashada qof iyo codka ah oo lagu qabtay Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah ururada bulshada ayaa ka qeybgalay dood wadaag lagu qabtay Magaalada Muqdisho oo la xiriirtay hannaanka doorasho ee loo qorsheeyay in ay ka dhacaan dalka.<\/p>\n<p>Dood wadaag oo si gaar ah looga hadlay doorka dhallinyarada iyo haweenku ay ku leeyihin doorashooyinka qof iyo codka ah waxaa soo qaban qaabiyeen Madasha horusocodka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Dood wadagan waxaa mudadii ay socotay ka hadlay xildhibaan Ifraax Nuur, Guddoomiyaha madasha horusocodka \u00a0Ifraax Cumar Salaad,Afokaato Maaxamuud Duceysane \u00a0iyo xubno kale,kuwaas oo dhallinyarada ku dhiirigaliyay in ay doortaan cidda ay doonayaan \u00a0in ay ku aaminaan mustaqbalkooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah ururada bulshada ayaa ka qeybgalay dood wadaag lagu qabtay Magaalada Muqdisho oo la xiriirtay hannaanka doorasho ee loo qorsheeyay in ay ka dhacaan dalka. Dood wadaag oo si gaar ah looga hadlay doorka dhallinyarada iyo haweenku ay ku leeyihin doorashooyinka qof iyo codka ah waxaa soo qaban qaabiyeen Madasha horusocodka Soomaaliyeed. Dood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":541335,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541334","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541334","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541334"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541334\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541337,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541334\/revisions\/541337"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541335"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541334"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541334"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541334"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}