{"id":541313,"date":"2025-07-25T08:59:22","date_gmt":"2025-07-25T05:59:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541313"},"modified":"2025-07-25T09:06:40","modified_gmt":"2025-07-25T06:06:40","slug":"qatar-charity-oo-sheegtay-in-ay-sii-wadeyso-kaalmada-la-siiyo-barakacayaasha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qatar-charity-oo-sheegtay-in-ay-sii-wadeyso-kaalmada-la-siiyo-barakacayaasha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Qatar Charity  oo sheegtay in ay sii wadeyso kaalmada la siiyo barakacayaasha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda kaalmada Qatar Charity (QC) oo gacan ka helaya dadka dalkaasi \u00a0ayaa deeq raashin ah u qeybisay boqolaal qoys oo barakacayaal ah oo ku nool xeryo ku yaalla degmada Garasbaaleey ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Qoys kasta ayaa helay xidhmo cunto ah oo ay ku jiraan sahay saliid ah oo ku filan muddo bil ah,iyadoo qorshaha gargaar bixinta ay salka ku heyso in la dhimo dhibaatada haysata qoysaska barakacayaasha ah, isla markaana la daboolo baahiyaha aasaasiga ah ee ay u qabaan cuntada, maadaama ay ku sugan yihiin xaalad adag oo dhanka nolosha ah.<\/p>\n<p>Agaasimaha Hay\u2019adda Qatar Charity ee Soomaaliya Abdul Fattah Aadam Moallem ayaa sheegay in gurmadkaan bini\u2019aadanimo ay ka faa\u2019iideysanayaan 350 qoys,isagoo intaa raaciyay in ay ka go\u2019an tahay sii ambaqaadidda \u00a0howlaha samofal er lagu gargaarayo dadka barakacayaasha ah ee Soomaalida.<\/p>\n<p>Maamulka Degmada Garsasbaaleey Iyo qaar kamid ah \u00a0barakacayaasha ayaa bogaadiyay doorka hay\u2019adda Qadar ay ku leedahay samotabixinta qoysaska ku soo jabay Magaalada Muqdisho ee la ildaran dhibaatooyinka lagala kulmay abaaraha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda kaalmada Qatar Charity (QC) oo gacan ka helaya dadka dalkaasi \u00a0ayaa deeq raashin ah u qeybisay boqolaal qoys oo barakacayaal ah oo ku nool xeryo ku yaalla degmada Garasbaaleey ee gobolka Banaadir. Qoys kasta ayaa helay xidhmo cunto ah oo ay ku jiraan sahay saliid ah oo ku filan muddo bil ah,iyadoo qorshaha gargaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":541314,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541313","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541313","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541313"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541313\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541317,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541313\/revisions\/541317"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541313"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541313"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541313"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}