{"id":541309,"date":"2025-07-24T21:00:52","date_gmt":"2025-07-24T18:00:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541309"},"modified":"2025-07-24T21:00:52","modified_gmt":"2025-07-24T18:00:52","slug":"switzerland-oo-shaacisay-in-ay-soomaaliya-ka-caawineyso-tababaridda-saraakiisha-hayadda-socdaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/switzerland-oo-shaacisay-in-ay-soomaaliya-ka-caawineyso-tababaridda-saraakiisha-hayadda-socdaalka\/","title":{"rendered":"Switzerland oo shaacisay in ay Soomaaliya ka caawineyso tababaridda saraakiisha Hay\u2019adda Socdaalka"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Switzerland ayaa shaacisay inay Soomaaliya ka caawineyso tababaridda saraakiisha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, iyadoo wafdi ka socda Soomaaliya ay iminka ku suganyihiin gudaha dalka Switzerland.<\/p>\n<p>Tababarkan ayaa ku saabsan Maareynta Xuduudaha, hubinta baasaboorada iyo waraaqaha aqoonsiga ee ay wataan dadka ka soo talaabaya xadka uu Soomaaliya la wadaago dalalka Kenya iyo Ethiopia, iyadoo War-Saxaafadeedka ka soo baxay dowladda Switzerland lagu shaaciyay in tababarku uu qeyb ka yahay ka hortegidda tahriibinta sharci darada ah.<\/p>\n<p>Talaabadan ayaa ka dambeeysay kadib markii Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow iyo Danjire Hendrick Krauskopf oo ah Madaxa Agaasinka Arrimaha Caalamiga ah ee dhanka socdaalka u qaabilsan Switzerland ay kala saxiixdeen heshiis ku saabsan iskaashiga iyo tababaridda howlwadeennada Hay\u2019adda Socdaalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Switzerland ayaa shaacisay inay Soomaaliya ka caawineyso tababaridda saraakiisha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, iyadoo wafdi ka socda Soomaaliya ay iminka ku suganyihiin gudaha dalka Switzerland. Tababarkan ayaa ku saabsan Maareynta Xuduudaha, hubinta baasaboorada iyo waraaqaha aqoonsiga ee ay wataan dadka ka soo talaabaya xadka uu Soomaaliya la wadaago dalalka Kenya iyo Ethiopia, iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":541310,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541309","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541309","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541309"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541309\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541311,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541309\/revisions\/541311"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541310"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541309"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541309"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541309"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}