{"id":541294,"date":"2025-07-24T16:35:26","date_gmt":"2025-07-24T13:35:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541294"},"modified":"2025-07-24T16:36:35","modified_gmt":"2025-07-24T13:36:35","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-wadahadal-labo-geesood-ah-kula-yeeshay-magaalada-baku-dhiggiisa-azerbaijan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-wadahadal-labo-geesood-ah-kula-yeeshay-magaalada-baku-dhiggiisa-azerbaijan\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Azerbaijan"},"content":{"rendered":"<p>Baku(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah wadahadal mirodhal ah kula yeeshay magaalada Baku , Wasiirka Arrimaha Dibadda Azerbaijan, Mudane Jeyhun Bayramov.<\/p>\n<p>Wadahadallada ayaa diirradda lagu saarray xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo soo banbixinta fursadaha iskaashi ee dhinacyada ganacsiga, beeraha , tamarta , waxbarashada iyo amniga. Labada dhinac ayaa waxa ay caddeeyeen muhiimadda ay leedahay ambaqaadka wadatashiga iyo iskuduwidda arrimaha la falgalaya xiriirka dhinacyada badan, sida Qaramada Midoobay, Dhaqdhaqaaqa Wadamada Siyaasaddoodu dhex-dhexaadka tahay ee aan janjeerin (NAM) iyo Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC).<\/p>\n<p>Kulankani ayaa waxa uu ka tarjumayaa dardarta xooggan ee xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal ka dhexeeya, waxa ayna markale caddayn u tahay sida ay uga go&#8217;antahay labada dhinac wax wadaag walaalnimo oo nacfi is-dhaafsi leh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baku(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah wadahadal mirodhal ah kula yeeshay magaalada Baku , Wasiirka Arrimaha Dibadda Azerbaijan, Mudane Jeyhun Bayramov. Wadahadallada ayaa diirradda lagu saarray xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo soo banbixinta fursadaha iskaashi ee dhinacyada ganacsiga, beeraha , tamarta , waxbarashada iyo amniga. Labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":541295,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541294","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541294","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541294"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541294\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541297,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541294\/revisions\/541297"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541295"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541294"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541294"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541294"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}