{"id":541282,"date":"2025-07-24T13:29:21","date_gmt":"2025-07-24T10:29:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541282"},"modified":"2025-07-24T13:29:21","modified_gmt":"2025-07-24T10:29:21","slug":"golaha-wasiirrada-koonfur-galbeed-oo-ka-hadlay-horumarinta-amniga-adeegyada-bulshada-iyo-dhaqaalaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-wasiirrada-koonfur-galbeed-oo-ka-hadlay-horumarinta-amniga-adeegyada-bulshada-iyo-dhaqaalaha\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo ka hadlay horumarinta amniga, adeegyada bulshada iyo dhaqaalaha"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed kaas oo ka dhacay aqalka madaxtooyada magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Shirka waxaa diiradda lagu saaray arrimo muhiim ah oo la xiriira Amniga Deeganada Koonfur Galbeed, Horumarinta adeegyada Bulshada, Dhaqaalaha iyo arrimo la xiriira Siyaasadda guud ee dalka, Madaxweynaha ayaa ku dhiirrigeliyey Golaha Wasiirrada in ay dardar geliyaan shaqooyinka horyaalla xukuumadda.<\/p>\n<p>Madaxweyne Laftagareen ayaa ku adkeeyey Wasiirrada muhiimadda ay leedahay wada-shaqeynta Hay\u2019adaha dowladda iyo dar-dargelinta barnaamijyada lagu Horumarinayo nolosha shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed kaas oo ka dhacay aqalka madaxtooyada magaalada Baydhabo. Shirka waxaa diiradda lagu saaray arrimo muhiim ah oo la xiriira Amniga Deeganada Koonfur Galbeed, Horumarinta adeegyada Bulshada, Dhaqaalaha iyo arrimo la xiriira Siyaasadda guud ee dalka, Madaxweynaha ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":541283,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541282","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541282","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541282"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541282\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541284,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541282\/revisions\/541284"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541283"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541282"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541282"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541282"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}