{"id":541260,"date":"2025-07-24T07:19:47","date_gmt":"2025-07-24T04:19:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541260"},"modified":"2025-07-24T07:20:28","modified_gmt":"2025-07-24T04:20:28","slug":"wasiirka-caddaaladda-iyo-majmaca-culimada-soomaaliyeed-oo-ka-wada-hadlay-la-dagaallanka-afkaaraha-xagjirka-ah-ee-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caddaaladda-iyo-majmaca-culimada-soomaaliyeed-oo-ka-wada-hadlay-la-dagaallanka-afkaaraha-xagjirka-ah-ee-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caddaaladda XFS iyo Majmaca Culimada oo ka wada hadlay la dagaallanka afkaaraha xagjirka ah ee khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macalin Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Majmaca Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Yuusuf Cali Caynte.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa si gaar ah diiradda u saaray xoojinta wada shaqaynta u dhexeysa Wasaaradda iyo Majmaca Culimada Soomaaliyeed, gaar ahaan arrimaha la xiriira cadaaladda, wacyigelinta bulshada iyo la dagaallanka afkaaraha xagjirka ah ee khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macalin Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Majmaca Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Yuusuf Cali Caynte. Kulanka ayaa si gaar ah diiradda u saaray xoojinta wada shaqaynta u dhexeysa Wasaaradda iyo Majmaca Culimada Soomaaliyeed, gaar ahaan arrimaha la xiriira cadaaladda, wacyigelinta bulshada iyo la dagaallanka afkaaraha xagjirka ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":541261,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541260","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541260","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541260"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541260\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541263,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541260\/revisions\/541263"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541261"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541260"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541260"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541260"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}