{"id":541245,"date":"2025-07-23T21:39:24","date_gmt":"2025-07-23T18:39:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541245"},"modified":"2025-07-23T21:39:24","modified_gmt":"2025-07-23T18:39:24","slug":"hawlgal-lagu-naafeeyey-khawaarijta-oo-hiiraan-ka-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hawlgal-lagu-naafeeyey-khawaarijta-oo-hiiraan-ka-socda\/","title":{"rendered":"Hawlgal lagu naafeeyey Khawaarijta oo Hiiraan ka socda"},"content":{"rendered":"<p>Maxaas (SONNA): Ciidamada xaq u dirirka dadka deegaanka ee gobolka Hiiraan ayaa galabta Khawaarijta ku weeraray goob ay isku uruursanayeen oo u dhaxeysa degmada Maxaas iyo deegaanka Wabxo, halkaas oo lagu jebiyey cadowga Khawaarijta ah.<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidamada Deegaanka ee howlgalka hoggaamineysa ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in khasaare culus ay gaarsiiyeen Khawaarijta, isla markaana firxadkooda ay sii baacsanayaan.<\/p>\n<p>Hawlgalkaan lagu jebiyey cadowga ayaa soo gaaray caawa, waxaana goobihii lagu dagaalamay daadsan meydadka Khawaarijta, goordhow la soco faahfaahin dhameystiran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxaas (SONNA): Ciidamada xaq u dirirka dadka deegaanka ee gobolka Hiiraan ayaa galabta Khawaarijta ku weeraray goob ay isku uruursanayeen oo u dhaxeysa degmada Maxaas iyo deegaanka Wabxo, halkaas oo lagu jebiyey cadowga Khawaarijta ah. Saraakiisha Ciidamada Deegaanka ee howlgalka hoggaamineysa ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in khasaare culus ay gaarsiiyeen Khawaarijta, isla markaana firxadkooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":541100,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541245","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541245","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541245"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541245\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541246,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541245\/revisions\/541246"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541100"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541245"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541245"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541245"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}