{"id":541153,"date":"2025-07-22T20:39:20","date_gmt":"2025-07-22T17:39:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541153"},"modified":"2025-07-22T20:39:20","modified_gmt":"2025-07-22T17:39:20","slug":"howlwadeenno-ka-tirsan-xafiiska-hanti-dhowrka-guud-ee-qaranka-oo-ka-qeyb-galay-aqoon-isweydaarsi-muhiim-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlwadeenno-ka-tirsan-xafiiska-hanti-dhowrka-guud-ee-qaranka-oo-ka-qeyb-galay-aqoon-isweydaarsi-muhiim-ah\/","title":{"rendered":"Howlwadeenno ka tirsan Xafiiska Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka oo ka qeyb galay aqoon-isweydaarsi muhiim ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa ka qaybgalay aqoon-is-weydaarsi uu martigeliyay Xafiiska Hantidhowrka Guud ee waddanka Zambia, kaas oo ay isugu yimaadeen 24 dal oo Afrikaan ah, ayna soo qabanqaabisay Ururka AFROSAI-E, oo uu Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Soomaaliya (XHGS) ka tirsan yahay.<\/p>\n<p>Aqoon-is-weydaarsiga ayaa looga arrinsanayey \u201cDoorka Hay\u2019adaha Hantidhowrka Guud ee Dammaanad Qaadka, uga Faa\u2019iideynta Muwaadiniinta Macdanta Laga Soo Saaro Dhulka\u201d (Extractive Industries).<\/p>\n<p>Aqoon-is-weydaarsigu wuxuu socday muddo afar maalmood ah, waxaana sidoo kale ka soo qaybgalay hantidhowrayaal ka kala yimid qaaradaha kale, quburo iyo daneeyayaal kala duwan. Gebogebadii, waxaa lagu soo xiray baaq lagu adkeynayo in dib loo milicsado istiraatiijiyadda maamulka wax-ku-oolnimada soosaarista macdanta, lana xoojiyo wada-shaqeynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee arrimahaas la xiriira, si loo ilaaliyo deegaanka loogana faa\u2019iideeyo muwaadiniinta khayraadka dabiiciga ah ee ku jira dhulkooda.<\/p>\n<p>Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxaa aqoon-is-weydaarsigan ku metelay hawlwadeeno sare oo ka tirsan shaqaalaha Xafiiska, kuwaas oo si firfircoon uga qaybgalay doodaha aqooneed ee lagu falanqeeyay dhammaan kulamadii dhacay, si loo dheelitirto baahida sii kordheysa ee loo qabo khayraadka dabiiciga ah iyo mas\u2019uuliyadda dhowrista deegaanka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-541154\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_4926.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"612\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_4926.jpeg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_4926-300x143.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_4926-1024x490.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_4926-768x367.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_4926-860x411.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-541155\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_4927.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"566\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_4927.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_4927-300x157.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_4927-1024x537.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_4927-768x402.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_4927-860x451.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-541156\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_4928.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"730\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_4928.jpeg 1280w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_4928-300x171.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_4928-1024x584.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_4928-768x438.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG_4928-860x490.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa ka qaybgalay aqoon-is-weydaarsi uu martigeliyay Xafiiska Hantidhowrka Guud ee waddanka Zambia, kaas oo ay isugu yimaadeen 24 dal oo Afrikaan ah, ayna soo qabanqaabisay Ururka AFROSAI-E, oo uu Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Soomaaliya (XHGS) ka tirsan yahay. Aqoon-is-weydaarsiga ayaa looga arrinsanayey \u201cDoorka Hay\u2019adaha Hantidhowrka Guud ee Dammaanad Qaadka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":541155,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541153","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541153"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541157,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541153\/revisions\/541157"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541155"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}