{"id":541128,"date":"2025-07-22T15:28:53","date_gmt":"2025-07-22T12:28:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541128"},"modified":"2025-07-22T15:28:53","modified_gmt":"2025-07-22T12:28:53","slug":"wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-kulan-muhiim-ah-la-qaatay-wakiilka-bangiga-adduunka-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-kulan-muhiim-ah-la-qaatay-wakiilka-bangiga-adduunka-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta kulan soo dhaweyn iyo kala warqaadasho ah la qaatay \ud835\udc0c\ud835\udc2b. \ud835\udc07\ud835\udc22\ud835\udc1d\ud835\udc1e\ud835\udc24\ud835\udc22 \ud835\udc0c\ud835\udc1a\ud835\udc2d\ud835\udc2c\ud835\udc2e\ud835\udc27\ud835\udc1a\ud835\udc20\ud835\udc1a oo ah Maamulaha cusub ee Xafiiska Bangiga Adduunka Soomaaliya (Country Manager), kaas oo dhawaan loo soo magacaabay shaqada Xafiiska Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa intii uu socday waxaa si gaar ah diiradda loogu saaray dib-u-eegista mashaariicda horumarineed ee Bangigu uu ka fuliyo gudaha Soomaaliya, qorshayaasha uu wato maamulahaan cusub iyo sidii loo Dardar-galin lahaa howlaha wada-shaqeynta Bangiga iyo Dowladda.<\/p>\n<p>Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa uga mahadceliyay Bangiga Adduunka taageerada ay siiyaan Dowladda Soomaaliya, isaga oo sidoo kale xusay muhiimada ay leedahay in si wadajir ah loo eego mashaariicda cusub ee hadda socdaan qorshahooda, si loo dardar galiyo diyaarintooda iyo iskaashi wax ku ool ah oo waara.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta kulan soo dhaweyn iyo kala warqaadasho ah la qaatay \ud835\udc0c\ud835\udc2b. \ud835\udc07\ud835\udc22\ud835\udc1d\ud835\udc1e\ud835\udc24\ud835\udc22 \ud835\udc0c\ud835\udc1a\ud835\udc2d\ud835\udc2c\ud835\udc2e\ud835\udc27\ud835\udc1a\ud835\udc20\ud835\udc1a oo ah Maamulaha cusub ee Xafiiska Bangiga Adduunka Soomaaliya (Country Manager), kaas oo dhawaan loo soo magacaabay shaqada Xafiiska Soomaaliya. Kulanka ayaa intii uu socday waxaa si gaar ah diiradda loogu saaray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":541129,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541128","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541128","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541128"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541128\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541130,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541128\/revisions\/541130"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541129"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541128"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541128"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541128"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}