{"id":541125,"date":"2025-07-22T13:51:03","date_gmt":"2025-07-22T10:51:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=541125"},"modified":"2025-07-22T13:51:03","modified_gmt":"2025-07-22T10:51:03","slug":"wasiirka-amniga-gudaha-xfs-oo-warbixin-ka-dhageystay-saraakiisha-booliska-koonfur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-amniga-gudaha-xfs-oo-warbixin-ka-dhageystay-saraakiisha-booliska-koonfur-galbeed\/","title":{"rendered":"Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo warbixin ka dhageystay Saraakiisha Booliska Koonfur Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa ka dhageystay Saraakiisha Booliska Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo warbixinno la xiriirta xaaladda amni ee gobolka.<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa diiradda lagu saaray:<\/p>\n<p>\u2022 Xaaladda guud ee amniga ee gobollada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>\u2022 Howlgallada socda ee lagula dagaallamayo kooxda Khawaarijta ah.<\/p>\n<p>\u2022 Sugidda amniga waddooyinka muhiimka ah iyo xarumaha dowladda.<\/p>\n<p>\u2022 Wacyigelinta bulshada iyo ka hortagga dambiyada.<\/p>\n<p>Wasiir Fartaag ayaa ku ammaanay Saraakiisha dadaalka ay ku bixiyeen sugidda amniga iyo ilaalinta shacabka, wuxuuna carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay wadashaqeynta ka dhaxeysa dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada, si loo xaqiijiyo nabad waarta.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Wasiirka ayaa ballan qaaday in Wasaaradda Amniga Gudaha ay sii xoojin doonto taageerada ay siiso ciidamada ammaanka, gaar ahaan dhanka qalabka, tababarrada, iyo dhiirrigelinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo-(SONNA)-Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa ka dhageystay Saraakiisha Booliska Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo warbixinno la xiriirta xaaladda amni ee gobolka. Warbixinta ayaa diiradda lagu saaray: \u2022 Xaaladda guud ee amniga ee gobollada Koonfur Galbeed. \u2022 Howlgallada socda ee lagula dagaallamayo kooxda Khawaarijta ah. \u2022 Sugidda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":541126,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-541125","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541125","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=541125"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541125\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":541127,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/541125\/revisions\/541127"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/541126"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=541125"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=541125"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=541125"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}