{"id":540923,"date":"2025-07-18T12:27:32","date_gmt":"2025-07-18T09:27:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=540923"},"modified":"2025-07-18T13:17:14","modified_gmt":"2025-07-18T10:17:14","slug":"madaxda-dowladda-iyo-gobolka-banaadir-oo-boogaadiyay-ololaha-is-diiwaangalinta-ee-ka-socda-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxda-dowladda-iyo-gobolka-banaadir-oo-boogaadiyay-ololaha-is-diiwaangalinta-ee-ka-socda-muqdisho\/","title":{"rendered":"Madaxda Dowladda iyo Gobolka Banaadir oo boogaadiyay ololaha is-diiwaangalinta ee ka socda Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Federaalka, Maxamed Cali Xagaa iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday Degmada Kaaraan oo lagu maamuusaayey ololaha isdiiwaangalinta ee doorashooyinka soo socda.<\/p>\n<p>Wasiir Xagaa oo ka hadlay xafladdaasi ayaa ka waramay ahmiyadda ay isdiiwaangalintu u leedahay doorashooyinka qof iyo codka ah iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay in xil la isaga saaro dhameystirka waqtiga kama dambeysta ah ee loo qabtay in lagu soo gunaanado ololaha isdiiwaangalinta.<\/p>\n<p>\u201cIn degmada Kaaraan uu ka socdo Olole doorasho waa guul, dadkana waxaan leeyahay is diiwaangeliya meel kasta oo aad joogtaan\u201dsidaa waxaa yiri Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Federaalka, Maxamed Cali Xagaa.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Xasan Xuseen Muungaab oo isna ka hadlay xafladdaasi ayaa ayaa sheegay in ay xoojiyeen taageeridda Ololaha isdiiwaangalinta ee loogu talagalay doorashada qof iyo codka ah.<\/p>\n<p>Doorka maamulka Gobolka waa Fududeynta goobaha isdiiwaangalinta shacabka ee loogu talagalay qabsoomidda doorashada iyo \u00a0wacyigalinta bulshada ee dhinaca cidda ay ku aaminayaan mustaqbalkooda\u201dayuu yiri Mudane Muungaab.<\/p>\n<p>Sidoo kale xafladdaasi loo sameeyay ololaha isdiiwaangalinta waxaa ka qeybgalay Guddoomiye Ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo mas;uuliyiin kale.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-540930 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/ban2.png\" alt=\"\" width=\"1148\" height=\"657\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/ban2.png 1148w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/ban2-300x172.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/ban2-1024x586.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/ban2-768x440.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/ban2-860x492.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1148px) 100vw, 1148px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Federaalka, Maxamed Cali Xagaa iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday Degmada Kaaraan oo lagu maamuusaayey ololaha isdiiwaangalinta ee doorashooyinka soo socda. Wasiir Xagaa oo ka hadlay xafladdaasi ayaa ka waramay ahmiyadda ay isdiiwaangalintu u leedahay doorashooyinka qof iyo codka ah iyo sida ay lagama maarmaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":540929,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-540923","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540923","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=540923"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540923\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":540933,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540923\/revisions\/540933"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/540929"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=540923"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=540923"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=540923"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}