{"id":540903,"date":"2025-07-17T19:06:09","date_gmt":"2025-07-17T16:06:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=540903"},"modified":"2025-07-17T19:07:14","modified_gmt":"2025-07-17T16:07:14","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-kulan-la-qaatay-wakiilada-beesha-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-kulan-la-qaatay-wakiilada-beesha-caalamka\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SODMA oo kulan la qaatay wakiilada Beesha Caalamka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa ka qeybgalay kulan heer sare ah oo ay isugu yimaadeen Kooxda Bani\u2019aadannimada Soomaaliya oo ka kooban wakiilllada deeq-bixiyeyaasha iyo madaxda hay\u2019adaha Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xaaladda abaaraha ka sii daraya ee gobollada Waqooyi gaar ahaan gobolka Awdal, dib-u-eegista siyaasadda maaraynta khatarta musiibooyinka (DRM), iyo hirgelinta khariidadda kala-guurka ee SoDMA-QM.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha SoDMA ayaa adkeeyey baahida loo qabo in si isku-duuban looga jawaabo baahiyaha degdegga ah, isla-markaana la xoojiyo adkaysiga bulshada iyo karaanka Hay\u2019adaha dowliga ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa ka qeybgalay kulan heer sare ah oo ay isugu yimaadeen Kooxda Bani\u2019aadannimada Soomaaliya oo ka kooban wakiilllada deeq-bixiyeyaasha iyo madaxda hay\u2019adaha Qaramada Midoobay. Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xaaladda abaaraha ka sii daraya ee gobollada Waqooyi gaar ahaan gobolka Awdal, dib-u-eegista siyaasadda maaraynta khatarta musiibooyinka (DRM), [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":540904,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-540903","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540903","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=540903"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540903\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":540906,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540903\/revisions\/540906"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/540904"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=540903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=540903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=540903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}