{"id":540897,"date":"2025-07-17T16:47:05","date_gmt":"2025-07-17T13:47:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=540897"},"modified":"2025-07-17T16:47:05","modified_gmt":"2025-07-17T13:47:05","slug":"golaha-wasiiradda-oo-ansixiyey-heshiiska-iskaashiga-shaqada-ee-soomaaliya-iyo-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-wasiiradda-oo-ansixiyey-heshiiska-iskaashiga-shaqada-ee-soomaaliya-iyo-turkiga\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiiradda oo ansixiyey heshiiska iskaashiga shaqada ee Soomaaliya iyo Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu guddoomiyay Ra\u2019iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta ansixiyay heshiis is-afgarad ku saabsan iskaashiga dhinacyada shaqada, shaqo-siinta iyo horumarinta awoodda shaqaalaha ee u dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga, kaas oo ay soo gudbisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.<\/p>\n<p>Heshiiskan is-afgarad ayaa si gaar ah diiradda u saaraya horumarinta xirfadaha shaqaalaha, kor u qaadidda fursadaha shaqo ee dhalinyarada, yareynta shaqo la\u2019aanta, iyo xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah ee labada dal.<\/p>\n<p>Heshiiskan ayaa markii hore ay labada wasaaradood kala saxiixdeen sanadkii 2016, balse weli si buuxda looma hirgelin. ansixinta maanta la sameeyay ayaa dhabbaha u xaaraysa in heshiiska si rasmi ah loo fuliyo, iyadoo laga filayo in uu wax weyn ka beddelo xaaladda shaqo la\u2019aanta dalka, gaar ahaan dhalinyarada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu guddoomiyay Ra\u2019iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta ansixiyay heshiis is-afgarad ku saabsan iskaashiga dhinacyada shaqada, shaqo-siinta iyo horumarinta awoodda shaqaalaha ee u dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga, kaas oo ay soo gudbisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada. Heshiiskan is-afgarad ayaa si gaar ah diiradda u saaraya horumarinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":540898,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-540897","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540897","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=540897"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540897\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":540899,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540897\/revisions\/540899"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/540898"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=540897"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=540897"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=540897"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}