{"id":540824,"date":"2025-07-16T08:20:21","date_gmt":"2025-07-16T05:20:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=540824"},"modified":"2025-07-16T08:21:02","modified_gmt":"2025-07-16T05:21:02","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-puntland-ugu-baaqday-in-ay-joojiso-colaadda-ka-taagan-dhahar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-puntland-ugu-baaqday-in-ay-joojiso-colaadda-ka-taagan-dhahar\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo puntland ugu baaqday in ay joojiso colaadda ka taagan Dhahar"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku caddeyneyso in dowladda Federaalka ay ka xuntahay dhacdadii nasiib daradda ahayd ee ka dhacday degmada Dhahar ee gobalka Sanaag.<\/p>\n<p>Hadalka kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu yiri&#8221; Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay ka xuntahay dhacdadda nasiib darrada ah ee ka dhacday degmada Dhahar ee gobolka Sanaag&#8221;.<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxay tacsi u direysaa muwaadiniinta halkaas ku geeriyooday waxeyna alle uga baryeysa caafimaad taam ah intii ku dhaawacantay.<\/p>\n<p>Waxaan ugu baaqaynaa dhinacyada ku lugta leh rabshadaha in ay joojiyaan, sidoo kale bulshada deegaanka iyana waxaan ugu baaqaynaa daganaan iyo xasillooni.<\/p>\n<p>Wasaaraddu, waxay si xushmad leh uga codsanaysaa Isimada dhaqanka, culimada iyo waxgaradku in ay u istaagaan xakameynta iyo soo afmeerista xiisadda Dhahar lagana hortago dhacdooyinka noocaan oo kale ah.<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxay ugu baaqaysaa madaxweynaha Puntland in uu joojiyo falalka sii hurinaya collaadda isla markaana uu dib u celiyo ciidamada uu kasoo diray degmada Qardho, kuwaas oo loogu talo galay in ay Khawaarijta ladagaalamaan balse nasiib darro loo weeciyay dano kale oo aan wax tar lahayn.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-540827 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/518312771_1262503635916240_1328690417376236600_n.jpg\" alt=\"\" width=\"834\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/518312771_1262503635916240_1328690417376236600_n.jpg 834w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/518312771_1262503635916240_1328690417376236600_n-232x300.jpg 232w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/518312771_1262503635916240_1328690417376236600_n-791x1024.jpg 791w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/518312771_1262503635916240_1328690417376236600_n-768x995.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 834px) 100vw, 834px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku caddeyneyso in dowladda Federaalka ay ka xuntahay dhacdadii nasiib daradda ahayd ee ka dhacday degmada Dhahar ee gobalka Sanaag. Hadalka kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu yiri&#8221; Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":540825,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-540824","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540824","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=540824"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540824\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":540828,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540824\/revisions\/540828"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/540825"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=540824"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=540824"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=540824"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}