{"id":540594,"date":"2025-07-13T11:45:44","date_gmt":"2025-07-13T08:45:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=540594"},"modified":"2025-07-13T12:00:50","modified_gmt":"2025-07-13T09:00:50","slug":"hayadda-nisa-oo-howlgal-qorsheysan-ku-dishay-xubno-ka-tirsan-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-nisa-oo-howlgal-qorsheysan-ku-dishay-xubno-ka-tirsan-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dishay xubno ka tirsan Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2026Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo xalay laga fuliyay Gobolka Hiiraan ku dilay dilay ilaa Toddobo xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta.<\/p>\n<p>Howlgalkaan oo ka dhacay tuulada Buulo-xoog ee deegaanka Buq-Aqable oo ka tirsan gobolka Hiiraan, ayaa lagu burburiyay labo gaari oo nooca xamuulka ah ,kaas oo sidday hub iyo maleeshiyaad kale.<\/p>\n<p>Sirdoonka Qaranka oo si dhow ula socday dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo maleeshiyaadka la socday ayaa Howlgalka fuliyay kaddib markii la hubiyay xogta Khawaarijta, waxaana beegsigu bilowday xilli gaadiidka iyo maleeshiyaadka la socday ay ka soo laabteen deegaanka Shaw ee gobolka Hiiraan,isagoo ku sii jeeday deegaanka Buq-Aqable.<\/p>\n<p>Howlgalka ayaa ku soo dhammaday si guul ah waxaa la xaqiijiyay in goobta uu ka dhacay brrgdiga cadowga lagu burburiyay \u00a0gaadiid, hub iyo maleeshiyaad.<\/p>\n<p>Waxaa jira muuqaallo caddaymo ah oo ay qabatay Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka,kuwaas oo dhowaan loo soo bandhigi doono bulshada.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-540595\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2c1dae04-041b-494a-bb72-de3784a4766e.jpeg\" alt=\"\" width=\"763\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2c1dae04-041b-494a-bb72-de3784a4766e.jpeg 763w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2c1dae04-041b-494a-bb72-de3784a4766e-212x300.jpeg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/2c1dae04-041b-494a-bb72-de3784a4766e-723x1024.jpeg 723w\" sizes=\"auto, (max-width: 763px) 100vw, 763px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2026Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo xalay laga fuliyay Gobolka Hiiraan ku dilay dilay ilaa Toddobo xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta. Howlgalkaan oo ka dhacay tuulada Buulo-xoog ee deegaanka Buq-Aqable oo ka tirsan gobolka Hiiraan, ayaa lagu burburiyay labo gaari oo nooca xamuulka ah ,kaas oo sidday hub iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":539496,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-540594","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540594","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=540594"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540594\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":540598,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540594\/revisions\/540598"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539496"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=540594"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=540594"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=540594"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}