{"id":540552,"date":"2025-07-11T16:28:11","date_gmt":"2025-07-11T13:28:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=540552"},"modified":"2025-07-11T17:28:00","modified_gmt":"2025-07-11T14:28:00","slug":"wasiirka-arrimaha-guddaha-xfs-oo-kulan-la-qaatay-odayaasha-dhaqanka-khaatumo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-guddaha-xfs-oo-kulan-la-qaatay-odayaasha-dhaqanka-khaatumo\/","title":{"rendered":"G\/xigeenka aqalka Sare iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka Khaatumo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Xirsi Timacadde, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa kulamo wadatashi ah la qaatay qaar ka mid ah hoggaan dhaqanka iyo waxgarad beelaha Soomaaliyeed ee daga SSC-Khaatumo.<\/p>\n<p>Kulamada talo wadaagga ah oo ay yeesheen beelaha dega SSC-Khaatumo iyo Madaxda DFS ayaa looga arrinsaday, arrimaha dhameystirka maamulka SSC-Khaatumo, Adkeynta Nabadda &amp; Xasilloonida, Wadajirka Bulshada iyo midnimada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Xirsi Timacadde, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa kulamo wadatashi ah la qaatay qaar ka mid ah hoggaan dhaqanka iyo waxgarad beelaha Soomaaliyeed ee daga SSC-Khaatumo. Kulamada talo wadaagga ah oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":540553,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-540552","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540552","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=540552"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540552\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":540557,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540552\/revisions\/540557"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/540553"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=540552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=540552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=540552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}