{"id":540541,"date":"2025-07-11T11:34:43","date_gmt":"2025-07-11T08:34:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=540541"},"modified":"2025-07-11T11:34:43","modified_gmt":"2025-07-11T08:34:43","slug":"hayadda-qaxootiga-dunida-oo-walaac-ka-muujisay-joojinta-giriigga-ee-codsiyada-magangalyo-doonka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-qaxootiga-dunida-oo-walaac-ka-muujisay-joojinta-giriigga-ee-codsiyada-magangalyo-doonka\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Qaxootiga Dunida oo walaac ka muujisay joojinta Giriigga ee codsiyada magangalyo doonka"},"content":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga (UNHCR) ayaa Khamiistii walaac xooggan ka muujisay wax ka beddelka sharci ee loo gudbiyay baarlamaanka Giriigga, kaas oo joojinaya codsiyada magangalyo doonka.<\/p>\n<p>\u201cSharciyada cusub ee wax ka beddelka ayaa joojinaya soo gudbinta codsiyada magangalyo doonka ee mudada saddexda bilood ,gaar ahaan kuwa ka imanaya Waqooyiga Afrika iyo dalalka kale,isla markaana dib loo celiyo iyada oo aan la diiwaangalin\u201dsida lagu sheegay hadal ka soo baxay hey\u2019adda UNHCR.<\/p>\n<p>Hay&#8217;addu waxay ka digtay in dadka lag celiyo ama la geeyo meel ay kala kulmi karaan halis ku timaada noloshooda,iyadoo dhanka kale dowladaha la xasuusiyay in aysan ka weecan Karin mabda&#8217;a muhiimka ah ee sharciga caalamiga ah.<\/p>\n<p>UNHCR waxay qiratay cadaadiska ay abuureen dadkii qaxootiga ee dhawaan tagay deegaanada \u00a0Gavdos iyo Crete, waxaana intaa la raaciyay\u00a0 in la xakameeyo xudduudaha dalkaasi,sida waafaqsan sharciga caalamiga ah iyo kuwa Yurub.<\/p>\n<p>Hey\u2019adda Qaxootiga Dunida waxay ku baaqday\u00a0 in lala yimaado isku-duubni iyo tallooyin \u00a0wadaag ah\u00a0 oo khuseeya gudaha Midowga Yurub si loo taageero waddamada safka hore sida Giriigga ee ay ka jiraan qulqulka dadka magangalyo doonka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay&#8217;adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga (UNHCR) ayaa Khamiistii walaac xooggan ka muujisay wax ka beddelka sharci ee loo gudbiyay baarlamaanka Giriigga, kaas oo joojinaya codsiyada magangalyo doonka. \u201cSharciyada cusub ee wax ka beddelka ayaa joojinaya soo gudbinta codsiyada magangalyo doonka ee mudada saddexda bilood ,gaar ahaan kuwa ka imanaya Waqooyiga Afrika iyo dalalka kale,isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":540542,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-540541","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540541","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=540541"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540541\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":540543,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540541\/revisions\/540543"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/540542"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=540541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=540541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=540541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}