{"id":540521,"date":"2025-07-10T19:08:07","date_gmt":"2025-07-10T16:08:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=540521"},"modified":"2025-07-10T19:08:07","modified_gmt":"2025-07-10T16:08:07","slug":"guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-degmada-dayniile-uga-qaybgalay-wacyigelinta-bulshada-ee-kaalinta-isdiiwaangelinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-gobolka-banaadir-oo-degmada-dayniile-uga-qaybgalay-wacyigelinta-bulshada-ee-kaalinta-isdiiwaangelinta\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Degmada Dayniile uga qaybgalay  Wacyigelinta Bulshada ee Kaalinta Isdiiwaangelinta"},"content":{"rendered":"<p>\ud835\udc74\ud835\udc96\ud835\udc92\ud835\udc85\ud835\udc8a\ud835\udc94\ud835\udc89\ud835\udc90(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Degmada Dayniile uga qaybgalay kulan ku saabsanaa Wacyigelinta Bulshada ee Kaalinta Isdiiwaangelinta Doorashooyinka qof iyo cod.<\/p>\n<p>Duqa Muqdisho ayaa bulshada Dayniile uga warbixiyay dadaallada uu maamulku wado ee la xiriira dib-u-habaynta hannaanka maamulka iyo maaliyadda, xoojinta hufnaanta, dardargalinta mashaariicda horumarinta, dib-u-dhiska kaabayaasha, dhiirrigelinta islaxisaabtanka iyo arrimaha dimuqraadiyeynta iyo doorashooyinka.<\/p>\n<p>Guddoomiye Muungaab ayaa shacabka Degmada Dayniile ku bogaadiyay sida ay hormuudka ugu yihiin dadaallada dawlad-dhiska, gaar ahaan isdiiwaangelinta doorashada iyo wada-shaqaynta hey\u2019addaha amniga, asigoona ugu baaqay in ay bixiyaan canshuurta, si loogu fuliyo mashaariicyada horumarineed ee danta guud.<\/p>\n<p>Munaasabadda Waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macalin Maxamuud, Xildhibaano, Guddoomiye Kuxigeenada Maamulka G\/Banaadir, Saraakiisha Hey\u2019addaha Amniga, Odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala gedisan ee bulshada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\ud835\udc74\ud835\udc96\ud835\udc92\ud835\udc85\ud835\udc8a\ud835\udc94\ud835\udc89\ud835\udc90(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Degmada Dayniile uga qaybgalay kulan ku saabsanaa Wacyigelinta Bulshada ee Kaalinta Isdiiwaangelinta Doorashooyinka qof iyo cod. Duqa Muqdisho ayaa bulshada Dayniile uga warbixiyay dadaallada uu maamulku wado ee la xiriira dib-u-habaynta hannaanka maamulka iyo maaliyadda, xoojinta hufnaanta, dardargalinta mashaariicda horumarinta, dib-u-dhiska kaabayaasha, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":540522,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-540521","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540521","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=540521"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540521\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":540523,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540521\/revisions\/540523"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/540522"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=540521"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=540521"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=540521"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}