{"id":540490,"date":"2025-07-10T13:26:59","date_gmt":"2025-07-10T10:26:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=540490"},"modified":"2025-07-10T13:26:59","modified_gmt":"2025-07-10T10:26:59","slug":"golaha-wasiirrada-xfs-oo-ansixiyey-xubnaha-guddiga-tacliinta-sare-ee-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/golaha-wasiirrada-xfs-oo-ansixiyey-xubnaha-guddiga-tacliinta-sare-ee-qaranka\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada XFS oo ansixiyey xubnaha guddiga tacliinta sare ee Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey xubnaha Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka oo lagu soo xulay si hufnaan iyo caddaalad ah.<\/p>\n<p>Guddiga ay soo gudbisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, ayaa ka kooban 15-xubnood oo ah aqoonyahanno leh karti, khibrad iyo waayo aragnimo la xiriirta arrimaha waxbarashada iyo maamulka, kuwaas oo ka shaqeyn doona horumarinta hey\u2019adaha tacliinta sare ee dalka, waxaana ay kala yihiin:<\/p>\n<p>1.\u2060 \u2060Dr. Cabdinuur Maxamud Guddoomiyaha Guddiga<br \/>\n2.\u2060 \u2060Dr. Maxamed Cali Faarax Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga<br \/>\n3.\u2060 \u2060Dr. Ayaan Sh. Cabdullaahi Maxamed Xubin<br \/>\n4.\u2060 \u2060Dr. Axmed Adam Maxamed Xubin<br \/>\n5. Dr. Roble Ibrahim Liban Xubin<br \/>\n6.\u2060 \u2060Dr. Cabdulqaadir Cabdulle Cibaar Xubin<br \/>\n7.\u2060 \u2060Dr. Cabdishakuur Sh. Xasan (Fiqi) X u b i n<br \/>\n8. Dr. Cabdullaahi Maxamuud Shariif Xubin<br \/>\n9.\u2060 \u2060Dr. Cabdiwahab Ali Mumin Xubin<br \/>\n10. Dr. Cismaan Maxamed Cabdiraxman Xubin<br \/>\n11.\u2060 \u2060Dr. Faysal Cabdiraxmaan Cabdullaahi Xubin<br \/>\n12.\u2060 \u2060Dr. Maxamed Macallin Abdullahi Kutub Xubin<br \/>\n13.\u2060 \u2060Dr. Maxamad Ibraahim Nuur Xubin<br \/>\n14.\u2060 \u2060Dr. Maxaamuud Yusuf Garre Xubin<br \/>\n15.\u2060 \u2060Dr. Nadiifa Sheekh Cumar Xubin<\/p>\n<p>Dhinaca kale Shirka Golaha ayaa looga hadlay dib-u-eegista qaab dhismeedka hey\u2019adaha dowladda iyo sida loo waafajinayo shuruudaha xeerka kala xadeynta.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa lagu soo bandhigay warbixinno la xiriira amniga iyo howgallada dib-u-xoreynta ee ka socda qeybo kamid ah dalka, iyada oo lagu bogaadiyey ciidamada qalabka sida iyo kuwa deegaanka halganka naf-hurnimada leh.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaa lagu bogaadiyey horumarinta iyo tayeynta ay ku sameysay adeegga Xajka, taas oo keentay in Soomaaliya ay kaalmaha hore ka gasho dalalka sida ugu wanaagsan ugu adeegay Xujeydooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey xubnaha Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka oo lagu soo xulay si hufnaan iyo caddaalad ah. Guddiga ay soo gudbisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, ayaa ka kooban 15-xubnood oo ah aqoonyahanno leh karti, khibrad iyo waayo aragnimo la xiriirta arrimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":540491,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-540490","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540490","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=540490"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":540492,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540490\/revisions\/540492"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/540491"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=540490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=540490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=540490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}