{"id":540475,"date":"2025-07-10T12:54:11","date_gmt":"2025-07-10T09:54:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=540475"},"modified":"2025-07-10T12:54:11","modified_gmt":"2025-07-10T09:54:11","slug":"hayadda-hormuud-salaam-foundation-oo-ku-guuleysatay-abaalmarinta-hoggaaminta-saameynta-bulshada-ee-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-hormuud-salaam-foundation-oo-ku-guuleysatay-abaalmarinta-hoggaaminta-saameynta-bulshada-ee-afrika\/","title":{"rendered":"Hay\u2019adda Hormuud Salaam Foundation oo ku guuleysatay Abaalmarinta hoggaaminta saameynta bulshada ee Afrika"},"content":{"rendered":"<p>London-(SONNA)-Hay\u2019adda samafalka Hormuud Salaam Foundation ayaa ku guuleysatay Abaalmarinta Hoggaaminta Saameynta Bulshada ee Afrika, oo lagu guddoonsiiyay shirka ALM Africa Summit oo sanadkii 10\u1d43\u1d43\u1d48 lagu qabtay magaalada London ee dalka UK.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Tanzania, Dr Jakaya Kikwete, ayaa Guddoomiyaha Hay\u2019adda Hormuud Salaam Foundation, Cabdullaahi Nuur Cismaan guddoonsiiyay abaalmarintan oo ay hay\u2019addu ku muteysatay hawlaha samafalka ah ee ay ka waddo dalka iyo dadaallada joogtada ah oo ay uga qeybqaadato kaalmeynta iyo samatabixinta bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>London-(SONNA)-Hay\u2019adda samafalka Hormuud Salaam Foundation ayaa ku guuleysatay Abaalmarinta Hoggaaminta Saameynta Bulshada ee Afrika, oo lagu guddoonsiiyay shirka ALM Africa Summit oo sanadkii 10\u1d43\u1d43\u1d48 lagu qabtay magaalada London ee dalka UK. Madaxweynihii hore ee Tanzania, Dr Jakaya Kikwete, ayaa Guddoomiyaha Hay\u2019adda Hormuud Salaam Foundation, Cabdullaahi Nuur Cismaan guddoonsiiyay abaalmarintan oo ay hay\u2019addu ku muteysatay hawlaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":540479,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-540475","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540475","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=540475"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540475\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":540480,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540475\/revisions\/540480"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/540479"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=540475"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=540475"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=540475"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}