{"id":540452,"date":"2025-07-10T07:43:55","date_gmt":"2025-07-10T04:43:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=540452"},"modified":"2025-07-10T07:43:55","modified_gmt":"2025-07-10T04:43:55","slug":"hayadda-boqor-salman-ee-dalka-sacuudiga-oo-mashaariic-ka-hirgelineysa-jubbada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hayadda-boqor-salman-ee-dalka-sacuudiga-oo-mashaariic-ka-hirgelineysa-jubbada-hoose\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Boqor Salman ee dalka Sacuudiga oo mashaariic ka hirgelineysa Jubbada hoose"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay\u2019adda Tadamun iyo Xarunta Gargaarka iyo Arrimaha Bini\u2019aadantinimada ee Boqor Salman ayaa kala saxiixday heshiis lagu dhisayo 200 oo guri, xarun caafimaad, masjid, dugsi, biyo gelin iyo waddooyin, waxaana laga hirgelinayaa deegaanka Luglow ee waqooyiga magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Ujeeddada mashruuca ayaa ah in guryo iyo adeeg nololeed loo helo barakacayaasha ay saameeyeen fatahaadda webiga Jubba.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay\u2019adda Tadamun iyo Xarunta Gargaarka iyo Arrimaha Bini\u2019aadantinimada ee Boqor Salman ayaa kala saxiixday heshiis lagu dhisayo 200 oo guri, xarun caafimaad, masjid, dugsi, biyo gelin iyo waddooyin, waxaana laga hirgelinayaa deegaanka Luglow ee waqooyiga magaalada Kismaayo. Ujeeddada mashruuca ayaa ah in guryo iyo adeeg nololeed loo helo barakacayaasha ay saameeyeen fatahaadda webiga Jubba.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":540453,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-540452","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540452","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=540452"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540452\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":540454,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540452\/revisions\/540454"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/540453"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=540452"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=540452"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=540452"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}