{"id":540408,"date":"2025-07-09T14:34:38","date_gmt":"2025-07-09T11:34:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=540408"},"modified":"2025-07-09T14:36:54","modified_gmt":"2025-07-09T11:36:54","slug":"wasaaradda-difaaca-xfs-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saartay-qarax-maanta-ka-dhacay-kulliyadda-jaalle-siyaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-difaaca-xfs-oo-war-saxaafadeed-ka-soo-saartay-qarax-maanta-ka-dhacay-kulliyadda-jaalle-siyaad\/","title":{"rendered":"Wasaaradda difaaca XFS oo war-saxaafadeed ka soo saartay qarax maanta ka dhacay Kulliyadda Jaalle Siyaad"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay qarax uu fuliyay dhagar-qabe naftii hallige ah, kaasi oo ka dhacay Kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu yiri: \u201cQarax ayaa saaka abaare 11:20AM ka dhacay afaafka hore ee Kuliyadda Jaalle Siyaad, kaas oo uu fuliyay qof naftii halige ah oo ka tirsan argagixisada Khawaarijta Al-Shabaab.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale, wasaaraddu waxay sheegtay in laamaha amnigu ay hadda wadaan baaritaanno ku saabsan falkaasi argagixiso, isla markaana bulshada Soomaaliyeed lala wadaagi doono natiijada baarista marka ay soo dhammaystiranto.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-540412 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/517590121_681864404893183_3234769865487459767_n-1024x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/517590121_681864404893183_3234769865487459767_n-1024x1024.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/517590121_681864404893183_3234769865487459767_n-300x300.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/517590121_681864404893183_3234769865487459767_n-150x150.jpg 150w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/517590121_681864404893183_3234769865487459767_n-768x768.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/517590121_681864404893183_3234769865487459767_n-1536x1536.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/517590121_681864404893183_3234769865487459767_n-860x860.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/517590121_681864404893183_3234769865487459767_n.jpg 1600w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay qarax uu fuliyay dhagar-qabe naftii hallige ah, kaasi oo ka dhacay Kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho. War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu yiri: \u201cQarax ayaa saaka abaare 11:20AM ka dhacay afaafka hore ee Kuliyadda Jaalle Siyaad, kaas oo uu fuliyay qof naftii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":540409,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-540408","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540408","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=540408"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540408\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":540413,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540408\/revisions\/540413"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/540409"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=540408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=540408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=540408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}