{"id":540220,"date":"2025-07-06T13:30:49","date_gmt":"2025-07-06T10:30:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=540220"},"modified":"2025-07-06T13:30:49","modified_gmt":"2025-07-06T10:30:49","slug":"baadigoobka-dad-lagu-layahay-daadadkii-texas-oo-weli-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/baadigoobka-dad-lagu-layahay-daadadkii-texas-oo-weli-socda\/","title":{"rendered":"Baadigoobka dad lagu la&#8217;yahay daadadkii Texas oo weli socda"},"content":{"rendered":"<p>Daadad xooggan ayaa ku dhuftay gobolka Texas ee dalka Mareykanka, waxaana ku dhintay tobaneeyo qof oo ay ku jiraan carruur, halka ay jiraan qaar kale oo weli la la&#8217;yahay.<\/p>\n<p>Kooxaha samatabbixinta ayaa ku howlan baadigoobka dad u badan carruur oo la la\u2019yahay, iyagoo isticmaalaya diyaarado helicopter ah, doomo, iyo diyaarado aan duuliye lahayn si ay u raadiyaan dadka badbaaday, kuwa ku ku go&#8217;doonsan dhulka iyo dadka meydadka ah.<\/p>\n<p>waxyeelada ugu badan ayaa la sheegay in ay gaartay xero lagu magacaabo Camp Mystic oo u dhow wabiga Kerr County,halkaasi oo ay ku jireen gabdho Masiixiyiin ah.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 50 qof ayaa dhimatay ilaa hadda, halka 27 gabdhood oo ku jiray hal xero weli la la\u2019yahay. Maamulka ma aysan sheegin tirada guud ee dadka la la&#8217;yahay marka laga reebo carruurta ku sugneyd xerafaasi.<\/p>\n<p>Saacadihii hore ee 4-tii bishaan daadad ayaa ku soo rogmaday meel qiyaastii 112km galbeed ka xigta San Antonio,kuwaas oo ka dhashay roobab mahiigaan ah oo buux-dhaafiyay webiga Guadalupe,kadibna sababay fatahaad gaartay dhul baaxad leh,waayna qaadeen dad nool,guryo iyo gaadiid.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daadad xooggan ayaa ku dhuftay gobolka Texas ee dalka Mareykanka, waxaana ku dhintay tobaneeyo qof oo ay ku jiraan carruur, halka ay jiraan qaar kale oo weli la la&#8217;yahay. Kooxaha samatabbixinta ayaa ku howlan baadigoobka dad u badan carruur oo la la\u2019yahay, iyagoo isticmaalaya diyaarado helicopter ah, doomo, iyo diyaarado aan duuliye lahayn si ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":540221,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-540220","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540220","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=540220"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540220\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":540222,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540220\/revisions\/540222"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/540221"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=540220"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=540220"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=540220"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}