{"id":540167,"date":"2025-07-05T10:06:17","date_gmt":"2025-07-05T07:06:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=540167"},"modified":"2025-07-05T10:06:17","modified_gmt":"2025-07-05T07:06:17","slug":"wasiir-fiqi-oo-hambalyeeyey-doorka-difaaca-dalka-ee-dhalinyaradda-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-fiqi-oo-hambalyeeyey-doorka-difaaca-dalka-ee-dhalinyaradda-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi oo hambalyeeyey doorka difaaca dalka ee dhalinyaradda Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin fiqi oo ka hadlay Munaasabad ay soo qabanqaabiyeen Golaha Dhalinyarada Qaranka iyo dhallinyarada Caasimada, looguna ducaynayay halyeeyadii u dhintay xornimada dalkeenna ayaa ku dhawaaqay in qorshaha Wasaaradda gaashaandhiga ay ku jirto asaaska qorshaha Daryeelka Agoonta Ciidanka qaranka taas oo lagu bixin doono waxbarashadooda.<\/p>\n<p>Wasiirka oo ka hadlayey dagaalka lagu jiro kooxaha Khawaarijta ayaa si weyn ugu hambalyeeyey doorka dhalinyaradda Soomaaliyeed ka qaateen dib u xoraynta deegaanada khawaarijta laga xoreeyey\u201d dhalinyaradda Soomaaliyeed waxay laf dhabar u yihiin dagaalka ka dhanka ah khawaarijta,waxay ka dagaalamayaan furimaha dagaalka iyagoo ilaalinya sharafta dalkooda.\u201dayuu yiri wasiir Fiqi.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wasiirka ayaa ganacsatada uga digay in ay lacag baad ah ku bixiyaan telefono u soo dirtay Khawaarijtu\u201d Dowladdu way dadaashay waxay xirtay koontooyin Bangi,qofkii lagu qabto isagoo khawaarijta lacag siinaya waxa la geyn doonaa Maxkamad\u201d ayuu yiri wasiir Fiqi,<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin fiqi oo ka hadlay Munaasabad ay soo qabanqaabiyeen Golaha Dhalinyarada Qaranka iyo dhallinyarada Caasimada, looguna ducaynayay halyeeyadii u dhintay xornimada dalkeenna ayaa ku dhawaaqay in qorshaha Wasaaradda gaashaandhiga ay ku jirto asaaska qorshaha Daryeelka Agoonta Ciidanka qaranka taas oo lagu bixin doono waxbarashadooda. Wasiirka oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":540168,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-540167","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540167","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=540167"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540167\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":540169,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540167\/revisions\/540169"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/540168"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=540167"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=540167"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=540167"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}