{"id":540081,"date":"2025-07-03T18:16:29","date_gmt":"2025-07-03T15:16:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=540081"},"modified":"2025-07-03T18:16:29","modified_gmt":"2025-07-03T15:16:29","slug":"warsaxafeedka-shirkii-madasha-iyo-dowladda-federaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/warsaxafeedka-shirkii-madasha-iyo-dowladda-federaalka\/","title":{"rendered":"Warsaxafeedka shirkii madasha iyo Dowladda Federaalka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Shirkii Wada hadalka ee u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Samatabixinta oo galay wareegii labaad, ayaa Maanta oo ay bishu tahay 3-da bisha Luulyo 2025, waxaa shir iskugu yimid Madaxweynaha JFS, xubnaha Guddiga dowladda u xilsaaran wadahadallada iyo Madasha Samataxibinta.<\/p>\n<p>Shirka oo ku qabsoomay jawi aad u wanaagsan ayaa falanqeyn dheer kadib, waxaa la isku waafaqay in la isku soo laabto 20-ka Luulyo, 2025 si loo sii ambaqaado arrimihii laga wadahadlay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-540082 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250703-WA0228.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1320\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250703-WA0228.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250703-WA0228-245x300.jpg 245w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250703-WA0228-838x1024.jpg 838w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250703-WA0228-768x939.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250703-WA0228-860x1051.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Shirkii Wada hadalka ee u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Samatabixinta oo galay wareegii labaad, ayaa Maanta oo ay bishu tahay 3-da bisha Luulyo 2025, waxaa shir iskugu yimid Madaxweynaha JFS, xubnaha Guddiga dowladda u xilsaaran wadahadallada iyo Madasha Samataxibinta. Shirka oo ku qabsoomay jawi aad u wanaagsan ayaa falanqeyn dheer kadib, waxaa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":514280,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-540081","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540081","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=540081"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540081\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":540083,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540081\/revisions\/540083"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/514280"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=540081"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=540081"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=540081"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}