{"id":540019,"date":"2025-07-02T18:04:55","date_gmt":"2025-07-02T15:04:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=540019"},"modified":"2025-07-02T18:04:55","modified_gmt":"2025-07-02T15:04:55","slug":"agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-qaabilay-safiirka-jarmalka-iyo-wafdi-uu-hogaaminayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-hayadda-socdaalka-oo-qaabilay-safiirka-jarmalka-iyo-wafdi-uu-hogaaminayo\/","title":{"rendered":"Agaasimaha hay\u2019adda socdaalka oo qaabilay safiirka Jarmalka iyo wafdi uu hogaaminayo"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho (SONNA): Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) Mudane Mustafa Duhulow ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo uu hoggaaminayay Safiirka Dowladda Jarmalka u fadhiya Soomaaliya, Amb. Sebastian Groth ayna kamid ahaayeen, Safiir K\/xigeenka safaaradda, Madaxa xasillinta iyo Madaxa barnaamijyada harumarinta ee dowlada Jarmalka.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Agaasimaha Guud ayaa wafdiga la wadaagay isbeddelka horumarineed oo ay hay\u2019addu ku tallaabsatay, isagoo si gaar ah u iftiimiyay dadaallada lagu horumarinayo kaabayaasha adeegyada socdaalka iyo jinsiyadda, sida casriyeynta nidaamyada tiknoolajiyadda, tayeynta shaqaalaha, iyo kor u qaadidda hufnaanta adeegyada ay hay\u2019addu bixiso.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Sidoo kale, Agaasimaha Guud waxa uu Safiirka kala hadlay muhiimadda ay leedahay aqoonsiga baasaboorka Soomaaliyeed, waxana uu si gaar ah kaga codsaday in la dar dargaliyo aqoonsiga baasaboorka Soomaaliyeed si loo fududeeyo isku- socodka labada dal.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Safiirka Groth ayaa uga mahadceliyay Agaasimaha Guud soo dhaweynta diirran iyo wada shaqeynta hufan, isagoo bogaadiyay dadaallada ay hay\u2019addu ka waddo dib-u-habeynta iyo casriyeynta nidaamka socdaalka dalka. Waxa uu sidoo kale safiirka sheegay in Dowladda Jarmalka ay wado qorsheyaal ku aaddan aqoonsiga baasaboorka Soomaaliyeed, iyadoo qorshuhu yahay in tallaabada koowaad lagu bilaabo baasaboorka diblomaasiga ah iyadoo lagu xejin doono kan shaqaalaha dowladda iyo Shacabka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-540020\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0021-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0021-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0021-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0021-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0021-1536x1025.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0021-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0021-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0021-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0021-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0021.jpg 2048w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-540021\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0022.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0022.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0022-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0022-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0022-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0022-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0022-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0022-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-540022\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0023.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0023.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0023-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0023-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0023-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0023-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0023-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/IMG-20250702-WA0023-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) Mudane Mustafa Duhulow ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo uu hoggaaminayay Safiirka Dowladda Jarmalka u fadhiya Soomaaliya, Amb. Sebastian Groth ayna kamid ahaayeen, Safiir K\/xigeenka safaaradda, Madaxa xasillinta iyo Madaxa barnaamijyada harumarinta ee dowlada Jarmalka. Agaasimaha Guud ayaa wafdiga la wadaagay isbeddelka horumarineed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":540020,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-540019","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540019","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=540019"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540019\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":540023,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540019\/revisions\/540023"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/540020"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=540019"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=540019"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=540019"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}