{"id":540017,"date":"2025-07-02T17:07:16","date_gmt":"2025-07-02T14:07:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=540017"},"modified":"2025-07-02T17:07:16","modified_gmt":"2025-07-02T14:07:16","slug":"hawlgalka-midowga-afrika-ee-aussom-oo-ka-hadlay-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hawlgalka-midowga-afrika-ee-aussom-oo-ka-hadlay-shil-diyaaradeed-oo-muqdisho-ka-dhacay\/","title":{"rendered":"Hawlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM oo ka hadlay shil diyaaradeed oo Muqdisho ka dhacay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): War saxaafadeed ka soo baxay howlgalka Midowga Afrika ee taageerada iyo xasilinta Soomaaliya ee loo yaqaano AUSSOM ayaa waxaa hadda si rasmi ah loo xaqiijiyay in 3 qof ay ka badbaadeen diyaaradda oo nuuceedu ahaa helicopter-ka oo subaxnimadii maanta ku dhacday gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho, sida laguna sheegay war saxaafadeed laga soo saaray xafiiska AUSSOM.<\/p>\n<p>Diyaaradan oo Helicopter ahayd ayaa ka soo kacday saldhigga Ciidamada Balidoogle oo 100-km dhinaca galbeedka kaga beegan magaalada Muqdisho, waxaana saarnaa 8 qof, 3-da la badbaadiyay ayaa la geeyay cisbitaalka AUSSOM ay kuleeyihiin magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Maareeyaha hay\u2019adda duulista rayidka ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay inay socdaan baaritaano la xiriira sababta shilka keentay, sidoo kalena haatan ay si caadi ah u socdaan hawlaha garoonka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): War saxaafadeed ka soo baxay howlgalka Midowga Afrika ee taageerada iyo xasilinta Soomaaliya ee loo yaqaano AUSSOM ayaa waxaa hadda si rasmi ah loo xaqiijiyay in 3 qof ay ka badbaadeen diyaaradda oo nuuceedu ahaa helicopter-ka oo subaxnimadii maanta ku dhacday gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho, sida laguna sheegay war [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":528968,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-540017","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540017","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=540017"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540017\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":540018,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/540017\/revisions\/540018"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/528968"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=540017"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=540017"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=540017"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}