{"id":539945,"date":"2025-07-02T08:23:45","date_gmt":"2025-07-02T05:23:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539945"},"modified":"2025-07-02T08:23:45","modified_gmt":"2025-07-02T05:23:45","slug":"qm-oo-dirtay-hambalyo-ku-aaddan-madaxbannaanida-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/qm-oo-dirtay-hambalyo-ku-aaddan-madaxbannaanida-soomaaliya\/","title":{"rendered":"QM oo dirtay hambalyo ku aaddan madaxbannaanida Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya James Swan ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan 65 guuradii kasoo wareegatay xoriyadda iyo midowgii labada gobol u diray ummada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Mr; Swan ayaa sheegay in Soomaaliya ay wax badan ku faani karto, oo ay ku jiraan guulaha laga gaaray horumarinta nabadda, barwaaqada iyo maamulka, inkastoo ay soo food saartay caqabado.<\/p>\n<p>&#8220;Anigoo ku hadlaya magaca bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, waxaan u dirayaa dhammaan Soomaalida hambalyo maalintan muhiimka ah, waxaanan xaqiijinayaa sida ay uga go&#8217;an tahay Qaramada Midoobay in ay taageerto Soomaaliya, maadaama ay ku dadaalayso horumar weyn oo sannadaha soo socda&#8221;.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya James Swan ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan 65 guuradii kasoo wareegatay xoriyadda iyo midowgii labada gobol u diray ummada Soomaaliyeed. Mr; Swan ayaa sheegay in Soomaaliya ay wax badan ku faani karto, oo ay ku jiraan guulaha laga gaaray horumarinta nabadda, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":539946,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539945","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539945","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539945"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539945\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539947,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539945\/revisions\/539947"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539946"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}