{"id":539903,"date":"2025-07-01T13:25:02","date_gmt":"2025-07-01T10:25:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539903"},"modified":"2025-07-01T13:25:02","modified_gmt":"2025-07-01T10:25:02","slug":"madaxweynaha-jfs-oo-dhagax-dhigay-taallada-daljika-dahsoon","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jfs-oo-dhagax-dhigay-taallada-daljika-dahsoon\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo dhagax-dhigay taallada daljika dahsoon"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya xuska Munaasabadda 1-da Luulyo oo ku astaysan 65- guurada xornimada iyo Midowga Labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ayaa saaka ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ubax-dhigga ka dib waxa uu Salaan Sharaf ka qaatay cutubyo ka kala tirsan qeybaha kala duwan ee Ciidamada Qalabka sida, kuwaasi oo soo bandhiggay gaadda-ka-cayaar iyo dhoollatus ay ku muujinayeen cududda iyo qalabka Ciidamada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Munaasabadda, oo ay goobjoog ka ahaayeen wakiillada beesha caalamka u jooga Soomaaliya ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay gawaarida kala duwan ee Ciidamada, hubka culus iyo Diyaaradaha dagaalka, kuwaasi oo hawada sare kasoo daadinaayay warqado ay ku xardhan yihiin hal-ku-dhigyo ka turjumaya xuska 1-da Luulyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya xuska Munaasabadda 1-da Luulyo oo ku astaysan 65- guurada xornimada iyo Midowga Labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur ayaa saaka ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ubax-dhigga ka dib waxa uu Salaan Sharaf ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":539904,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539903","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539903","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539903"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539903\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539905,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539903\/revisions\/539905"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539904"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}