{"id":539887,"date":"2025-07-01T12:12:10","date_gmt":"2025-07-01T09:12:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539887"},"modified":"2025-07-01T12:12:10","modified_gmt":"2025-07-01T09:12:10","slug":"guddoomiye-aadan-madoobe-oo-diray-hambalyo-ku-aaddan-1-da-luulyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-aadan-madoobe-oo-diray-hambalyo-ku-aaddan-1-da-luulyo\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Aadan madoobe oo diray hambalyo ku aaddan 1-da Luulyo"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONN)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan ugu hambalyeeyay munaasabadda xuska 1-da Luulyo.<\/p>\n<p>1-da Luulyo markii Gobolada Koonfureed ee dalkeena ay ka xorroobeen gumeystihii Talyaaniga islamarkaana ay midoobeen Gobolada Waqooyi iyo kuwa Koonfureed ee dalkeena ayaa laga xusay goobo badan oo dalka ka mid ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONN)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan ugu hambalyeeyay munaasabadda xuska 1-da Luulyo. 1-da Luulyo markii Gobolada Koonfureed ee dalkeena ay ka xorroobeen gumeystihii Talyaaniga islamarkaana ay midoobeen Gobolada Waqooyi iyo kuwa Koonfureed ee dalkeena ayaa laga xusay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":539888,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539887","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539887","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539887"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539887\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539889,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539887\/revisions\/539889"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539888"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}