{"id":539790,"date":"2025-06-29T17:39:08","date_gmt":"2025-06-29T14:39:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539790"},"modified":"2025-06-29T17:39:08","modified_gmt":"2025-06-29T14:39:08","slug":"wasiirka-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-xfs-oo-la-kulmay-safiirka-boqortooyada-sacuudi-carabiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-shaqada-iyo-arrimaha-bulshada-xfs-oo-la-kulmay-safiirka-boqortooyada-sacuudi-carabiya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo la kulmay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya"},"content":{"rendered":"<p>Midship,(SONNA):- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa maanta kulan wax ku ool ah la qaatay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Mohamed Bin Ahmed Al Muwallad.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee xubnaha ka wada ah Jaamacadda Carabta, iyo sidii sare loogu qaadi lahaa dhinacyada shaqada iyo arrimaha bulshada.<\/p>\n<p>Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa bogaadiyay iskaashiga xooggan ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya, isagoo si gaar ah diiradda u saaray dardargelinta heshiiskii shaqo-siinta dibadda ee dhawaan ay kala saxiixdeen labada dal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midship,(SONNA):- Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa maanta kulan wax ku ool ah la qaatay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Mohamed Bin Ahmed Al Muwallad. Labada mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee xubnaha ka wada ah Jaamacadda Carabta, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":539791,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539790","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539790","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539790"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539790\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539792,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539790\/revisions\/539792"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539791"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539790"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539790"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539790"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}