{"id":539762,"date":"2025-06-29T13:55:14","date_gmt":"2025-06-29T10:55:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539762"},"modified":"2025-06-29T13:55:14","modified_gmt":"2025-06-29T10:55:14","slug":"soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashiga-dhinaca-gaadiidka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-kala-saxiixday-heshiis-iskaashiga-dhinaca-gaadiidka-ah\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday Heshiis iskaashiga dhinaca gaadiidka ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdulkadir Mohamed Nur ayaa sheegay in maanta uu soo idlaaday saxiixidda heshiis is-afgarad oo u dhaxeeya Wasaaradda Gaadiidka iyo Kaabayaasha Dhaqaale ee Jamhuuriyadda T\u00fcrkiye iyo Wasaaradaha u xilsaaran Gaadiidka iyo Kaabayaasha Dhaqaale ee dalalka Afrika ee xeebaha leh.<\/p>\n<p>&#8220;Maanta waxaa si guul leh noogu soo idlaaday saxiixidda heshiis is-afgarad oo u dhaxeeya Wasaaradda Gaadiidka iyo Kaabayaasha Dhaqaale ee Jamhuuriyadda T\u00fcrkiye iyo Wasaaradaha u xilsaaran Gaadiidka iyo Kaabayaasha Dhaqaale ee dalalka Afrika ee xeebaha leh&#8221;ayuu yiri wasiirka Gaadiidka XFS<\/p>\n<p>Heshiiskan waxaa diiradda lagu saarayaa xoojinta iskaashiga dhinaca gaadiidka, kor u qaadista isku xirka ganacsiga, kobcinta wax-soo-saarka, iyo dhiirrigelinta dhaqaalaha guud ahaan gobolka.<\/p>\n<p>Tallaabo muhiim ah oo mideyneysa dalalka Afrika ee leh xeebaha istiraatiijiga ah iyo T\u00fcrkiye, si si wadajir ah loo horumariyo kaabayaasha isku xirka, loona dhiso mustaqbal dhaqaale oo xooggan.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ka duuleysa istaraatiijiyaddeeda kobcinta kaabeyaasha, waxaa naga go\u2019an horumarinta dekedaha Soomaaliyeed, kuwaas oo ah il dhaqaale muhiim u ah dalka. Ujeeddadeennu waa in aan gaarno isku filnaansho waarta, loona abuuro fursado shaqo iyo horumar dhaqaale.<br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_250629_134842_562.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-539763\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA0033-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA0033-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA0033-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA0033-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA0033-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA0033-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA0033-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA0033.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-539764\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA00311-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA00311-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA00311-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA00311-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA00311-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA00311-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA00311-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA00311.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-539765\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA0031-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA0031-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA0031-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA0031-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA0031-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA0031-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA0031-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/IMG-20250629-WA0031.jpg 1024w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdulkadir Mohamed Nur ayaa sheegay in maanta uu soo idlaaday saxiixidda heshiis is-afgarad oo u dhaxeeya Wasaaradda Gaadiidka iyo Kaabayaasha Dhaqaale ee Jamhuuriyadda T\u00fcrkiye iyo Wasaaradaha u xilsaaran Gaadiidka iyo Kaabayaasha Dhaqaale ee dalalka Afrika ee xeebaha leh. &#8220;Maanta waxaa si guul leh noogu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":539763,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539762","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539762","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539762"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539762\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539766,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539762\/revisions\/539766"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539763"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539762"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539762"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539762"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}